Skip to main content

.

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Laba wadaad oo quraan isu baxay
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

phaysal

Unrecorded Date
maalin maalmaha kamida ayaawadaad ka yimid ogadenya soo booqday tuulo ku taal bari tuuladu waxay leedahay hal wadaad oo kaliya wadaad kaa waxa uu dhaho ayaa jira labadii wadaad ayaa kulmay oo wada sheekaystay mudo yar kadib wadaadkii ogadenya ka yimid wuxuu ogaaday in wadaadkan uusan quraankaba aqoonin wuxuuna u sheegay duqaydii daganayd tuulada oo uu ku yiri wadaadkani quraan ma yaqaano duqaydii oo yaabsan ayaa wadadkoodii u tagay oo ku yiri war sheeqoow waamaxay waxa lagaa sheegayo wadaadkii in tuu xanaaqay buu ku yiri bal isku kaaya eega maanta in dhihiinana wax ku arka midna iga balan qaada hadaan wadaadkaa 3 jeer nacam kaga siiyo in aad tuulada ul uga saartiin baan rabaa duqaydii in tay isfiiriyeen bay ku yiraahdeen waa balan hadaad 3 jeer nacam uga siisid i aan ulaynayno goormaqriba ayaa laysku keenay labadii wadaad dad kii tuulada oo dhan baana isu soo baxay si loo ogaado kii quraan badiya wadaad kii tuuladu lahayd ayaa bilaabay su aalaha wuxuuna waydiiay wadaadkii kale oo uu yiri.
1)war sheeqoow alif waxmaale soo alif maaha.
wadaadkii baa ku jawaabay... nacam
2) ba hoskaale soow dhibic hoos kuma wadato.
wadaadkii baa ku jawaabay ... nacam
3)xa wax maale max dhibic ay wadato majito so maaha.
wadaad kii baa ku jawaabay... nacam
intaa markuu sheegay buu u soo jeestay duqaydii oo uu ku yiri maxaad sugaysiin halkii ayaa wadaadkii tuulada ul lagaga saaray.

halkaana shiiq alaif waxmaale ayaa ku guulaystay ilaa iyo hadana sidi ayuu tuuladii u haystaa heheheh

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GODOGODE

Unrecorded Date
saaxiib waad magadsantahay waayo anigo maalmahan qoslin BAAD IGA QOSLISAY