Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Armay masayrtay
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Raaxeeye

Unrecorded Date
Haweenay ayaa waxay dareentay in aan ninkeedu sidii caadiga ahaa ee uu u jeclaa aanu u jeclayn, dabcan way masayrtay....waxay ka biyadiidanayd in aanu ninkeedu arag quruxda iyo hilibka macaan ee ku yaala ....oo ragga somalidu aad u jecelyihiin.
Maalin maalmaha ka mid ah ayaa inan ay dhashay oo aad u yari hooyadii oo sii jeedda u fiirsaday ........markaasuu hooyadii ku yidhi " ALLA HOOYO DABO (FUTO) WAYNIDEE" hooyadii iyadoon wax shaki iyo cadho ah is gelin ayay ku tidhi iyadoo waliba isku kalsoon. "AABAHAA ILAAHAY TUSI WAA"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

g-gode

Unrecorded Date
saaxiib its alogikal history so meeshaada ka miis waana ku mahad santahay