Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Istakiinka Baraf badan ku soodar
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Liban

Unrecorded Date
Sheekadan waxay dhexmartay calibaadiye oo baadiye kayimid Iyo nin saaxiibkiis ah oo xamar daganaa
Maalin maalmaha kamidah ayaa calibaadiye saaxiibkiis sookaxeeyey si uu Maqaayad qado uga siiyo sheekadana waatan.
SAAXIIBKII: waryaa kabalyeeri waxaa keen taa laba saxan oo baasto ah laba buskeeti iyo babaay mushidoonyo.
KABALYEERI : Maxaa Cabitaan rabtaan ?

SAAXIIBKII : Biyo caadi ah Laakiin Istakiinkana hasoo hilmaamin
CALIBAADIYE : Warheedhe U sheeg kabalyeeriga Istakiinka Barah badan haku soo daro Barafkaan aad u jecelakee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nindheere

Unrecorded Date
Saaxiibo Butter iyo caano intaad kadharagtay ayaad wax aad qabato wayday ee wax lagu qoslo ma aadan sheegin. Laguugumo talagalin in aad dadka ka qosliso waxaa laguugu talagalay in adiga lagugu qoslo. Hadaad wax isku falay sid ha qorin sheeko danbe.