    Martiini | Unrecorded Date Waxaa dhacdey bari in nin dagaal lagu soo qabtey, dadkii la jirayna laga guulastey sida aad la socoto waa yadii hore waxaa la isticmaali jirey waran, mindi iwm. ninkii la soo qabtey markii la damcay in la dlio ama la bireeyo ayuu lugaha firig firig ka siiyey, kii mindi hayey oo rabey inuu wax dilo ayaa yiri aaaabaqtigaan bireeys necebaa mindida ha igu haleeyn ayaan ku iri........ hihi:::::....hih::::....oho:::......hoho:::::: |
    msomali | Unrecorded Date martiini, this is too graphic. some people have loved ones killed this way. it is far from funny it is depressing. |
    Qoryaweyne-warqabte | Unrecorded Date TO: Martiini waryaa ninyahow waxaa u war egtahay dhiigya-cab dad soo laayey waxaana u maleynayaa in waxa ninka bireynayey uu adiga ahaa, waxaana maqlay in nin aanu qaraaba nahay sidaas oo kale loo dilay ee bal ninyahow ii soo sheeg ninka meeshaad ku gowracday si lafahiisi loo raadiyo |
    Martiini | Unrecorded Date To Qoryeweyne-warqabte maye saxiibow waligeyna doorona ma dilin saxiibow haaaa hiiiiiiiiii huuuuuuu |
    QOSLAYE | Unrecorded Date AAN KAA QOSLIYO MAARTINI YOW EH NIN SOMALIAH BAA JAAD HABEENCASTA CUNIJIRAY MAALINTEE OO DHAN UU JIIFI JIRAY, HABEENKII NAH MARFISHKA BUU TAGI JIRAY, HABEEN HABEENADA KA MID AH BUU JAADGEE SOO WAYEY MARKASOO GURIGA ISKA YIMI CIYAAL BADAN OO GURIGIISA JOGA BU KU ARKAY MARKAASU NAGTIISE KUYIRI NAA CIYAALKA JAARKA AH MAXAA GURIGEENA KEENAY CAAWA, MARKASAY NAAGTII KU TIRI NINKEEDA WARMAXAAD KUHADLAYSAA CIYAALKANI WAA CIYAALKAAGIYE? |
    FAHIYE | Unrecorded Date ORIGINAL STORY BRO QOSLAYE ITS FUNNY FAHIYE |
    CAABUDWAAQ | Wednesday, July 12, 2000 - 04:49 am outstanding job, It made me laugh, everyone at office heard me laughing.. Saaxiib, Indirectly You emplying that the problems associated with QAAD. VERY GOOD PROPAGANDA... |