Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): WADANKAAGU MAKANAA MISE KAN?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AMIN ADAN

Unrecorded Date
Waxa wado shiray Maxamed Siyaad Bare iyo Rooga Reegan ee maraykan, iyo madaxwaynaha Ruushka oo la shiraayay madaxweeynaha magaalada China . Waxa shirkiiba socdo waxa lagaaray gabo gabadiisii. Waxa uu madaxweeyne China uu soo saaray Siyaad, Rooga Reegan, iyo madaxweeyne Ruush diyaarad geeysa dalalkoodii. Diyaaradaasoo daaqado aan lahayn illaa sadex mooyaane. Waxa madaxweeyne kasta uu gacanta karitay daaqadii u dhaweeyd. Madaxweeyne maraykan, Rooga Reegan, waxa uu dareemay saro dhaadheer markaasuu yidhi 'war idaja dalkaygii waa kane'.
Waxa lasoo gaaray magaalada Mooskoow, madaxweeyne Ruush waxa uu dareemay barafka Mooskoow markaasuu yiri 'war idaja waa kan dalkaygiiye'.
Waxa lasoogaaray magaalada Muqdisho, markii la soogaaray ceerigaabtii xamar ayuu Siyaad dareemay saacadiisii oo maqan, farnaatigii oo maqan, usagoo markale fakirin ayuu yiri ' dareewal! i daji waa kan dalkaygiiye'.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fxb

Unrecorded Date
Haa hahab ahyahahaha
Wara sheeko mac mahadsanid saaxib