Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): KUBA GACMA GOÀN AYAA KUBAD DHEELAY KUBA LUGA GOÀNA WEYDAA WANAYAAN
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BAXNAAN CABDI XULBAALE

Unrecorded Date
Hee.............
waxaa dhacday in kuba luga goàn ay daawanayeen kubad ay cayaarayaan kuba gacmo goàn labada koox mid kamid ah ayaa laga badinayay may kay kubadii
banaanka u baxday midki kooxdiisa laga badinayay
oo xanaaqsan ayaa waxaa uu ku qeyliyay kubii daawanayay waxaa uuna ku dhahay warkubada soo darbeeya....... maxay kubad dar beeyaan lugaba malehee........kubii daa wanayay ayaa xanaaqay oo dhahay war gacanta is geli........Muxuu gacan is keliyaa gacanba malehee......
hah...hah....haah.....


Baxnaan A. Xulbaale

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cakafaar

Unrecorded Date
Adeerow ma af soomaali baa waxaasu?
War sidii najiska ha u hadlin ee wax lagu qoslo sheeg.

Cakafaar