Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): JaraanJartii-Soconeysay iyo Jeeko Dheerkii!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Waryaa

Unrecorded Date
Salama....

Macalin oo balaayo balaayo iska dhigaayo maxaa ka raacey hee maalin.

Xarfaanka magaalada oo joogey wuu ku xusbaa, in fact, wadanka xataa. Asago maalin balan ku lahaa xafiiska immigration-ka ayuu soo aadey, oo qofna la socon. Kaligiis caarif iska ah.

Xarfaankii calaa kuli xaal, xafiiskii markoo soo gaarey ayuu wuxuu arkey JARAANJARTA iskeeda u socoto (Automatic-mover stair). Ma isku koraayo hoo hee. Maxaa ka dhacey hee, aqiyareey. Firiqdiisa iyo jeekadiisa waa kala firiiqmeen, sidii diyaarad camal, hoo hee, ma u dhiconoo.

Xariifkaan asago labada lug oo ka bilaabey, meeshii laga rabey hal lug in laga bilaabo, qaas ahaan asago jaraanjar socoto wuu ku cusbaa. Oona hadana wuxuu ku istaagey dhaxbartamihii ay ku kala baxayeen labada jaraanjar. Xariifkaan calaf Allah ooba lahaa haduuba sidi bakeeri camal u kala dilaacin, mise wax kale gaarin.

Quite Peace!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
say something worth everybody's time plse