Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Laba alkoliste
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DAHIR

Unrecorded Date
Laba nin oo saqraansan ayaa waxey maqleen masaajid laga aadaamayo. Waxey ku murmeen wakhtiga salaaddaas, mid wuxuu yiri waa duhur kii kalena wuxuu yiri waa casir. sharad ayey isu dhigteen. Waxey u tageen nin saaxiibkood ah oo isagana saqraansan. waxey weydiyeen addankii ugu dambeeyey salaadduu ahaa. Wuxuu u sheegay in ay labadooduba waalan yihiin. Addankaas ma aheen addan salaad ee wuxuu ahaa masaajid cusub oo addankiisa la tijaabinayey halka uu gaarayo.......