Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Waxaan ahay guur doon(murwo wanaagsan oo wacan)
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mohamed

Unrecorded Date
Magacaygu waa Mohamed waxaan ahay arday jooga wadanka India waxaan jeclahay gabadh ilaahay kabaqda oo murwo wanaagsan noqota wax shuruud ah aan ku xidhayaa majirto iyo qabiil...lakiin muhiimada kowaad 1aad waxaa weeye inay tahay gabadh wacan oo dhowrsoon....waxaan jeclahay in gabadh kasta oo diyaar ah inay igala soo xirirto e-mailkan:;waa daacad23@hotmail.com
salamu laahi calayka

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maryan

Unrecorded Date
walaal adigoo iga raali ah waxaan kula talinlahaa
in aad gabar karaad sato wadanka aad joogtid maxaa yeelay internetka is not gonna work. it doesn't mean like that happend to me but honesly
waxaa ugu fiican qof aad real life isku barataan
hope india in eey joogaan gabdha soomali ah or muslimiin guur raadinaaya. hope it works 4 U
ur somali sis!