Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Ninkii qalbicamada Badnaa!!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xayraan

Unrecorded Date
nin ayaa waxa uu lahaa qalbi camo aad u badan ,ninkaasi waxa uu deganaa hostelka peshwar university pakistan , hadaba waxa dhici jirtay in roomka uu degan yahay uu hor dhigan jiray pocket sigaar ah oo madhan ama cartoon. etc, si uu ugu soo garto qolkiisa markaasi maalin maalmaha ka mid ah ayaa waxa dhacday in laga horqaaday calaamadii uu hor dhigan jiray roomkiisa ,markuu uu raadiyay ee uu waayay calaadamadii ayuu qolkale isku qaaday oo uu deganaa mid pakistani ahi markaasi kii pakistanigii waxa uu mooday inuu ninkani uu soo booqday ninkii sheeko ayaa dhex martay, sidii loo sheekaysanayay ayeey wakhti danbe gaadhay markaas buu midiba midka kaleeto uu lee yahay waa wakhti danbe miyuu kaa tago, ayaa aakhrikii waxa ad kaysan waayay kii somaliga ahaa
ee qolka ku soo qaldamay oo markaasi moodayay inuu qolkisii dhex joogo ku yidhi kii pakistaniga ahaa waa seexanaaye iga qalee, markaas buu ninkii yaabay oo uu ku yidhi xageen tagaa waxaa joogaa waa qolkaygiiye, xagiibay ku mormeen maraaks buu ugu danbayntii ayuu somaligii gartay inuu soo qaldamay oo dib loo raadco goobay qolkii uu deganaa Hahahaa qalbi camo iyo frasturation ku gu qabsaday hostel cidla ahi qalbi camo miyaa
HAHAHAHHAHAHAHAHA joke Up