Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Waalidii Borama!!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warmahaye

Unrecorded Date
Magaalada borama ee gobolka Awdal waxa ku noolaa, laba nin oo aad iyo aad u waali caas, mid waxa la odhan jiry ina Tukaale mid waxa la odhani jiray, AraAraa maalil maal maha ka mid ah ayeey ika ga hor yimaadeen meel wax yar u jirta shaneemada Walaalaha, Ina-tukaale ayaa wax uu ku yidhi markuu arkay Ara-Araa Waa kani balayadii waal nayd Ara-Araa ayaa inta uu ku qosley ayuu isna uu ugu jawaabay waar adigaa waalane iga tag, markaas buu ina-tukaale uu ku yidhi Ara-Araa car hadii aadan wax waalan ahaynd waxaasi aan dhulka ka qaaday Garo (inta uu dhagax dhulka ka qaaday) Ara-Araa ayaa waxa uu ugu jawaabay Ina-tukaale waar ma nof waalan ayaad ii malaysay marka aad waxani oo kaleeto aad i weydiinaysid Dee waxani aad dhulka ka qaadayi waa baaskiil, ina-tukaale inta uu dagaxii uu tuuray ayaa waxa uu yidhi markaan Qaaday ayaad i arkaysay.
GAX GAX GAX GAX
HUHUHAAHAHU

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

m-wd

Unrecorded Date
waxani qosel ma Aha ee jooji niicda oo la kaalay wax lagu qoslo