Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Adiga maa walan ama anigaa waalan
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Beri horey waxaa jirey dad oo manakoobi kujireen. Nin kamid ah dadka madaxa looga jiro, wuxuu arki jirey dadka meesha kula jiro qaarkood oo warqad loo so diro. Marka wuu ka xuumadey in asiga qofna warqad u soo dirin. Manlintii dambe, ayaa waxaa usoo galey takhtarka, wuxuuna ku yiri, maanta warqad ayaa loguu soo direy awguuriyo,oona yaa kuu soo direy. Ninkii waalnaa, wuxuu kujobaabey, aniga ayaa isku soo addressgareyey. Takhtarkii intuu qoslay ayuu wuxuu dhahay, maxaa ku yaal, ninkii walnaa wuxuu kujabaabey, ma adigaa waalan ama aniga, weli mababa furin baqshada waa iijeeda, thaktarka wuxuu yire igaraali ahoow. Haa Ha, haa.