Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): QUULAHA MUXUU YAHAY
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DRmogu

Unrecorded Date
Maalin baa waxaa dhacday will baa waxaa laga keenay "MUDUG" oo lakeenay XAMAR inuu adeerkii lajoogo oo sakadari kadhigto xamar markii uu yimid waxay aheeyd sacaad kubeegan xiligii qadada oo reerkii oodhan uu joogo, markaasaa waxaa lagu yiri wilashii joogay willka usoo qabeeya markii lageeyey musqusha oo looqabeeynayey ayaa waxaa kasoo fuqay wasaq badan markaasuu intuu gacanta soo mariyey yiri "Ba ah hargatu maxay tahay wiilashii ayaa intay qosleen dhahay waa maxay harget way is af fahmi waayeen, waxaa lagaaray xiligii qadada wiilkii waxaa wax laiskugu daray wiilashii kale markii qadada lakeenay ayaa waxaa kujiray "salad iyo Moos" markaasuu intuu qoslay yiri waa maxay "Quulaha iyo Caleentani" war iga duwa quulaha mudug baan kusoo nacaye.
Lala