Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Kitaab iyo Tusbax
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Fuad

Unrecorded Date
Baar Ubax (xamar) hortiis laba miskiin oo fariisan jirey ayaa maalintii danbe is dagaalay. Midaa intuu xanaaqay kii kale tusbixii uu ku tuugsanayey ka jeejeexay. Ninkii tusbaxa laga jeejeexay waa soo boodee kii kale kitaab meesha uyaalay uu maxaa kaa galay camal u jeejeexay.

Dhamaad.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gaaaax

Unrecorded Date
Fuad

L@@@l waa sheeko yar oo gaaban macaana. Laakiin saaxiib waxaan la yaabay tusbaxa la jeex-jeexay - tusbuxu ma xaanshi buu ahaa, soo ma ahayn in tusbaxa la goo-gooyo.