Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Chinese torture
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kissima

Unrecorded Date
Nin Mareekan ah oo meel hawd ah ku lumay ayaa isagoo gaajo iyo oon sakaraad la ah oon afar maalmood wax cunin wuxuu ku soo baxay guri, wuu garaacay waxaa ka furay oday waayeel oo Chinese ah, war ninyahow i marti gali ayuu yiri kii Mareekan, Chinese kii wuxuu yiri waan ku marti galin haddii aad gabadha aan awwowga u ahay aad bannaanka ka marto, ninki Mareekan wuxuu ballan qaaday inaanu agteeda mareenin. Waa la marti galiyay, laakiin markuu dhergey oo haddana gabadha quruxdeeda arkay ayuu illoobay ballantii. Habeenkii ayuu u soo dhuuntay, ayadiina waa yeeshay , si fiican ayaa loo baashaalay. Arroortii ayuu arkay waraaq yar oo agtiisa taala wuu akhriyay "Dhagaxa daaqadda saaran tuur" wuu soo baxayoo dhagax weyn oo daaqadda saarnaa ayuu tuuray saa waraaq kale ayaa saaran daaqadda "Dhagaxu wuxuu ku xiran yahay xiniintaada". Intuu naxay ayuu iska daba tuuray. Meel dhexe markuu sii maraayo mise waa warqad kale "Xiniintaada kale waxay ku xiran tahay sariirta lugteeda"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Kissima loooooooooooooool!!!!!!

Ar baxar aa tahay! Ouch! Ouch! And Ouch! That must hurt!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

china

Unrecorded Date
wooooooooooooooooow
that was good one kissima
hahahhahhahahahah
thnx