    mohamud | Unrecorded Date Anagoo dhowr soomaali ah ee fadhina maqaayad ku taal bombay india, ayaa waxaa gadaasheena soo fariistay islaan soomaali ah, oo kuwa dahabka ka ganacsada ah, markaasaa waxaa u yimid kabalyeerigii hindiga ahaa, maxaad rabtaa ayuu yiri, waxay ku tiri waxaan doonayaa CHILDREN FRY, oo macnaheedu yahay caruur duban(solan), waxay rabtay inay tiraahdo CHIKEN FRY(DIGAAG DUBAN), ninkii hindiga ahaa oo yaaban ayaa ku yiri wadh,wadh(wath) are you crazy, intaan islaantii iyo ninkii u tagay ayaan ku iri, eedo maxaad rabtay, markaasey kusoo celisay waxaan rabay children fry, waxaan ku iri eedo afsoomaali iigu sheeg , markay ayay tiri, waligayba halkaan ayaan ka cuni jiray miyuu cusub yahay nacaskani, eedo waa digaag solan. markii aan u sheegay ayuu hindigii qoslay oo yiri:you somalian people, you use to eet children, ahahah, ahaha. |
    nima | Unrecorded Date what's up mahmuud, i reaaly liked your joke aand hope itt happened reality. i wanna tell u that i usee to leaaave in pakistan for 8years, and i know urddu and hind very well,so i think yourr joke is very funny and interstingggg one. namastey, dubaaraa joke sunoo yaar, ajaa walaa.. |
    mohamud | Unrecorded Date NIMA , ABKOO BOHOD SHUKRIYAA,mujee toodhaa urduu jantaahee, bohod nahiihee, .i have been also in pakistan, 1990. |
    MissDhibleeeyyy | Unrecorded Date Tum log joke sunna rahe ho ke Urdu main baat kar rahee ho.Bahut acha lagtaa hee parkar kii somalians bhi Hindi main baat kar saktee hain. Mahmuud .......woh acha joke that yaar |
    mustafa | Unrecorded Date mahmoud sheekadadu aad ayey uw fiicneyd EE Ga zo door |
    Flower | Unrecorded Date I realy like your joke and it's so interest so keep doing that "Brother".Thank you. |
    Kutee | Unrecorded Date Aree yahan urdu toori jaltaa hee abloo baqwas ban karoo....tum aja adimioo ab kahan reeto abi ......kasam qudaki tum meeraa dimaq qarab giya ..... |
    BREDA-EMPIRE | Unrecorded Date AREE AMBA AF HINI QARARRAMSADEE, ME JOKETA KAHELEE ABAHINI WASIJIREEKAHA!!!!... I LIVE IN PAKIBREDA WAAYIHIIHEE FIRCOONKAHEE BANGLADESH WEERERAAHEE!!! THAT WAS A NICE JOKE, SO KEEP DOING THAT!.......I MEAN TRANSLATING FOR THE OLD LADYS!! PEACE!! REER HINDU. |
    Anonymous | Unrecorded Date dfgdalkjdfurhyn 3rbkfjgh7y4r n5esrghurtnv |
    Anonymous | Unrecorded Date thanks bro that is too fun |
    Jantahee | Unrecorded Date War naga daaya jalow-jalowda. War nimanku miyay dawarsanayaan!lol! |