Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Yaa iska leh?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

warboo

Unrecorded Date
Beribaa Oday safar ahi ku negaaday magaalo, halkasoo uu Hotel ka kiraystay qol. Maalintii danbe ayuu ka baxay Hotelkii. Markuu meel dhexe sii marayay ayuu wuxuu soo xasuustay inuu dalad ku hilmaamay qolkii uu degenaa. Wuxuu ku soo laabtay qolkii isagoo aaminsan inuu daladdii qolkii ka soo qaadan karo si caadi ah. Iridii qolka markuu taagan yahay ayuu maqlay cod nin iyo naag wada hadlaya. Dhegta ayuu saaray irida, markaasuu maqlay sidan:
Nin: Dhegtan yaa iska leh?
Naag: Adiga
Nin: Sankan yaa iska leh?
Naag: Adiga
Nin: Naaskan yaa iska leh?
Naag: adiga
Nin: Badhidan yaa iska leh?
Naag: Adiga

Markii uu maqlay in wax walba la siiyay ninkii ayuu albaabka soo jabiyay oo yidhi:

"Joojiya!!! Suga!! Suga!!
Hadii daladda yaa leh la soo gaadho anigaa iska leh!!"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JOOBANE

Thursday, June 29, 2000 - 02:33 pm
HANOOLAADO!!!

HA HA HA !!!!!! MARKA HORE IGA GUDOON SALAAN CULUS KADIB,, SAXIIB ARINTAAN ANIGAY HADA KA HOR IGU DHACIGAARTAY:


ANOO MAALIN LA NASANAYO JACEELKAYGA.OO AN KU NAAQUUSNAA SU-AAL AN WAYDIIYAY,, INAY IIGA JAWAABTO AYUU UN NIN NA SOO DHEX WEERARAY. SA WAXUU KABILABAY ""WEERADA JOOJIYA""

HADAL TUURKA,, XIDIDADA TAAGAY, MADAXEYGA AYAAN KA DUL ARKAY MID DUULAYA. INAAN KA SOO QEYBGALO WEERADA NA WA IGA MAMNUUC MARKA YAAQAY JOOJIYA WEERADA!!!!!

HALKAAS AYAAN KU JOOJINAY ISWARAYSIGII ****WASIIRKA**** KU SAABSANAA!!!! ONE LUV,,PCC