Skip to main content

.

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): AA/ REER BILAAJO IYO REER HARGEISA LOL!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DHUCEEY

Unrecorded Date
WAA BAA WAXAA CANADA YIMID KOO REER BILAAJO AH MARKAASAA MURKUU KA SOO DEGAY AEROPORKA AYAA WAXAA U YIMID TURJUBAAN HEER WAQOOYI AH WAXAANA DHEMARAY SUAALAHAN
S/ WALAAL MAGACAA
J/SHEEKH NUUR ROOBLE DAREEN BOOLAAY!
XAGAAD KU DHATAY MAXFALKA(QALDAANKA MAXFAL MUU KUU YAQAAN)
S/D.O.B.
J/1976
S/ABAAHA MANOOLYAHAY
J/ABAHAY WAA QABAYSTAY NOOH!(QALDAANKII WUXUU FORMKA KU QOREY HIS FATHER TOOK A SHAWER)
S/ MAXAA QABAN JIRTAY
j/ FARAYAAMO AAN AHAAY
YAAN HADAL IDIN KU DAALININE QALDAANKII OO YAABAN
AYAA WUXUU YIRI WAX ILMO AH MALEEDAHAY MARKAASBAA SHEEQ NUUR WUXUU UGU JAWAABAY SHAN IGAAR BAAN LEEYAHAY QALDAANKII BAA INTA XANAAQAY KU YIRI U MALAYNMAAYO IN AAD SOOMAALIYA KU NOOLEED SABABTOO AH INTAAS BAAN SOMALI TURJUBAAN U AHAA WALIGAY ADIGOO KALE MA ARAG!.LOL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

g-gode

Unrecorded Date
saaxiib dhuceey waa ku mahadsantahay habka aad uqortay sheekada runtiina waa sheeko logical ah any-war bartaada ka miis

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

S.Holland

Unrecorded Date
Waxaa dhacday haweenay soomaaliyeed oo xoolo dhaqato ah, ayaa waxaa xoolaheedii soo weeraray waraabe, markaasuu wan ka qaatay, muddo markii ay daba carartay ee ay gaadhi wayday ayaa waxa ay tidhi Neefkaasi waxaa sadaqo uga dhigay waalidiintay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

farmaajo

Unrecorded Date
dhucay maxaad dadka ugu qaraaree saa qof oo qabiil kaan ah maa kugu daadsaday widaayo qaraarka iska daa hadii aadan ka gudsasho u soconin be a guy or girl whatever.

Anonymous

Unrecorded Date
That's what i call ajoke,( funny ).

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Real Somali

Unrecorded Date
Tasteless and uninteligent lies, this is not a joke.

anyhow How old are you dhucey? I think 5 years old

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mahdi

Unrecorded Date
S.holland sheekadaan duqda gaari weeyday waraabaha really aad aan ugu qoslay,waana sheeko funny ah asxaabteyda aan rabaa inaan uga sheekeeyo.
waa mahadsantahay s.holland

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhuceey

Unrecorded Date
real somali,

adigoo kale in aad sheekadaan fahantid maba loogu talo galin period! go and visit indho caro page ok! or adeeryaasha pagekooda ee saaiibow qooley qayaarkeedee ku biyo cabtaa hadaadan shaaciradayda ka helin matagu waa ku lalaboodaa oo hada 5 xabo liin aa i agtaalo lololol.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

beezaani

Unrecorded Date
WAR INIKA WAAKA BAXSATEEN WAX WALBA OO KHORTIINBA DAD LEE KAADI KA KEENEESIIN AA IDIN DHAHAY LAA KIIN WAXAA IDINKU DAFSA LAHAA AFSOOMAALIGIINA SOO SAXA WAA NA MAHADSANTIHIIN INTII CAWADA naga qosolsiiseen babaaaaaaaaaaaaaay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

lalabo

Unrecorded Date
waaba daahdi dhuceeyoow hada leenba arki wixii dhahdi war intii matagtid aa sheegoosaa afka iyo dabada maka keentidoo aan ku dhahay maxaa usi qasab miyaa intii la raaco amba lagu qoslo wixii dhahdid maya igaarkeey waxaas ma jiraan ee is daji aan ku dhahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Alin

Unrecorded Date
Waxaan ini way dii yey? ma waxaa jira dad qaldan
amaba la yiraahdo Qaldaan , is ku sheex
oo jooji in aad tiraah did Qaldaan dad dhan
oo soomaali ah in kastoo ay hadda ay yiraah
daan waxaan nahay Soomaali ka gooni ah Soomaalida
kale lakiin dadka intii badan madiidana
Soomaali weyn, Mideeda kale waxaa kuu
haboon in aad tiraah did nin reer waqooyi ah
ku dar xataa Mudug

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ShugriMaafiyo

Unrecorded Date
Responding 2 da person called Alin.

Hada maxaa na leedahay..yaa leegu dhihin QALDAAN. Saxiib dhageeso horta, idinka dadka North ka yimi..waxaa noogu yeertiin Xamari...Walaweyn..and son. Marka togadiina adkeesta nooh. Nin walba markiis labarka ha xejisto. Hadii kaleeto...shuqul Yeelo. Besides at the end u said..Mudug na dheh waa reer waqooyi..fiiri saas ma jirto...yaah anaga Somalia aa ka nimi Somali aan nahay.

Sincerely,
ShugriMaafiyo

If ya have any problems...ya can hit some basic opinion like da ones u used b4.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

RASHIID1

Unrecorded Date
THE IS FUNNY BRO, BUT I DON'T UNDER THE WAY YOU WRITE THE SOMALIAN, LOL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Farshiid

Unrecorded Date
Dhuceey meehaan dhageeso sheekada aa kor ku qorti waa dhacday

Xariifkoo SABAAX soo hogaamihaayey aa oo waqooyi ka imaaday oo la rabay ineey koonfurtaan koonfur geeyaan weligiisna ma imaan markeey habene noqotay eey dhex soo maraayeen aa wiilkiisa oo la saarnaay baabuurka uu wuxuu ku yiri ..aabe waan yara jiifsanaya ee bal sii wad gaariga....wiilkii suu usoo waday markeeey subax noqotay aabahii ka kiciyey oo ku yiri aabe bal jidka naga fiiri Duqii markuu soo kacay uu arkey
meesha eey gaareen uu wiilkiisa ku yiri

" Ba aa dadka kanina maxeey ahayeen show cari kale beeynun nimi"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Libaaxsalaax

Unrecorded Date
Hey people! What the heck is going here? Did'nt you learn Somali and can't write? Tell me please,what are these words you always use in the these pages : nooh, lee,hee ....etc.Please write in your native language,I mean standard Somali.Otherewise,write in English.That is why I am writing in English here,because I believe those people who are using this weird slang can't understand their language(Somali).Some Somalis may think that these words you are using are Italian or Spanish, Hindi,Urdu or whatever! I am deadly serious mates,think of this next time.

No offence bros/sises.Just advice for your sake buddies.

Good luck.Hadet bra, bye,noolikulantee , auf vidersind, macasalaama!!!"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhuceey

Unrecorded Date
hey liwaax salaax,

adiga waxaad na leedahay af soo maali qora adigana english ayaad wax ku qoraysaa ee saaxiiboow (nooh,leeh,eeh) maka fiicnoo filthy englishka aad qoraysid? jawaab aan kaa sugaa hadiid soo jawaabi wayso istraasho aan sanka kaa saaraa lololol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

rageedii

Unrecorded Date
Waar sheeko ayaad haysin.

af soomaaliga asalku wuxuu ka yimid woqooyi.
isku daya inaad afka baratiin. ha oran laakiinsee idinkaa afkii sava ahaa ku hadlaaya, reer kookfurey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

garaad

Thursday, July 06, 2000 - 08:49 am
saxiib waa wax dhicikara waana suurtagal reer waqooyiga waa leysku dhiban yahey mida kale afsoomaliga waa margi kaasi wuxuu ahaa baadoow waqooyi kayimid qore cabdi amsterdam

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qarxiye

Unrecorded Date
idinka waqoyi waqoyi ayaa la idinka yeersiiyey,waa run soomalidu waxay dhaheen dadku waa sadex qaldaan-qarmuun iyo qundhuf:
Qaldaan- waa reer waqoyi
Qarmuun-waa reer xamar(tubakomufo)
Qundhuf-waa reer mudug (madaxadag).
Hadaan sheko idiin sheego xariifkoo mudug ku dhashay aa i dhahey anigaa ciyaal banaadir caqli caruuraan ahey,sxbow waxaan dhahey been ha iisheegin sisowgii mooska sidey ee xamar ka imaadey markii uu soo noqon rabay daduu soo qaadey aniga waqooyibaan ka soo raacey ,markii uu gaalkacayo imaadey xariifkaan ayaa soo fuuley xamaraan wada nimi bil ka bacdi macalinkii waa hilmaamey in aab baabuur wada saarneen, waxa uu igu dhahey sxbow aniga ciyaal xamaraan ahay oo waxaan ku dhashey isbataal sos sanadkii 68 !!!!!!!!madaxa intaan qabsadey waxaan dhahey
Anagaaba qareen iyo naga jireen,qoysas iyo reere
Kan soo qaxay halkuu qabarka ka heley waa qisiyo yaabe

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ismaciiil

Tuesday, August 01, 2000 - 01:51 am
qarxíye qarxiye brother run baad sheegtay nin kasto markuu ka yimaado mudug iyo meelo jini wuxuu sheegtaa ciyaal xamar ayaan ahay,,, reer xamar dadka loo yaqaan waa taqaaniinn waa dadkii cadcadaa ee xmaraweyne iyo xaafada shingaani deganaa, inta kale maryooleey dhaamnteeen baadiyaheenii aan ku noqono ,,,,,

qarxiye maraaakad dhahday tubaako ma hilaamtay qaadkii aaqd eriga camal u cuneeyseen xaafada siinaay, meeshaan markaad qaadka ku marqaantaan aad xaafada luuq yadooda xaar aad la fadhiisan jirteen, yaa jidcadaha kaadi la istaagay qarxiye dadkiina from waqoooyi