Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Oze joke
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

halambeey

Unrecorded Date
maalin baa waxaa dhacday wiil saaxiibkayga ah oo kunool magaalada Melbourne oo la yiraahdo Shariifoo ayaa wuxuu tagay Mcdonald wuxuuna dalbaday Mcchicken waxaana lagu yiri 2minutes wait kadib in mudo ah oo 2minutes kabadan ayuu sagay markii danmbe wuu xanaaqay intuu utagay gabadhii ayuu ku yiraahday hey why you cut my leg where is the mcchiken, wuxuuna ulajeedaa maxaa ii lug goyday, markaasay gabadhii kutiray how can i cut your leg oo aynaxday.