Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Ninkii siigada joojin waayay
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Capo

Unrecorded Date
Nin dhalinyaro ah oo iska lugeynaya ayaa waxaa joojiyay koox ciyaal Faay-Cali ah, waxaa la yiri is baar, wixii uu hayay ayuu gacanta ka saaray. Markaas ayaa la yiri siigeyso, wuxuu yiri, ar iga dhaafa nin weyn baan ahaye, mindi ayaa loola soo baxay, markuu cabsaday ayuu yiri waa yahaye ha i dilina. Wuu bilaabay, siduu u waday markay biyihii ka soo dhowaadeen ayaa la yiri jooji, markaasuu yiri....i .... dil....hadd...aad....rabto ....aaaaaa....aaaa....aaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Caraweelo

Unrecorded Date
ahahahaha lol capo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Tinnaar

Unrecorded Date
ahahahahahahahahahahahahahah, waryaa Capo muxuu diin dhebey, adi iyo adoogaa. Waa iga qoslisay saaxiibow,...Maxaa tiri i...dil....haddaad...rabto..aa, war ninka waa runtiis wax la joojin karo iyo wax kalaa kala jira

Halkaa ka wad macallinka

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mahad

Unrecorded Date
lol lol lol lol lol lol lol lol.
dam that was funy

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Asli

Unrecorded Date
Loooooooooooooooooooollllllllllllllllooooooooooooolllllllllllloooooooooooolllllllllll,

Sh!t, waryaa naga daa caloosha ha na xanuujinin,
loooooooolllllooolllll

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ladyfox

Unrecorded Date
that was funny, but did it happened for real? and if so, was it u??
lol
lol