Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): EEBOW WA SAAY MA LA IS AJARA....?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cirjeex

Unrecorded Date
Nin ayaa waxaa uu ag maraayay goor salaad maqrib lagu jiro masaajid ku yaal xaafada xamar jajab. waxaa uu maqlay salaadii oo ay wadaadadii lee yihiin "Aaaamiin". markaas buu dhagax meesha yaalay ku kufay oo inta cirka fiirayay, yiri "EEBOW WAA SAY...??" "MA LA IS AJARAA MINAAAN BEYDKAAGA GALI WAAYAY....???"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Neefoowkaniiiiini

Unrecorded Date
......arya cirjeex waa ku saay!!barga hee ilama raaydide!!yahooy ma lehe is ajaraa ,,,yahe waa ku beentaas oo ka soo indha cad aasaad u qabeydo laxdi abooto calaseey oo buunsho ku kuftay ,,,aryahooy ummadda ha ajarin muhu xamar jab jab iyo balad u dhowna ma aheene,, Cadalle iyo Xaaji cali intehe ka dhaxla meelha ah aay ,,,,,,,,bye byeeeeeeeeeemmmm,,,,,,,byeeeeee