Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Madax weeyne maanakoobiya tagay
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhegojapan

Unrecorded Date
madax waynihii hore ee somaaliya ayaa booqosho ku tagay maana koobiya markaas yaa dadkii waaalnaa isu soo baxeen yaay bilaaween qosol waa la weeydiyey maxaad ku qoslaysaan waxay yiraahdeen inaga nin naga waalan oo qoryo lagu ilaalinayo ayaa lakeenay anaga xero un ayaa nalagu ilaaliyaa