    Nuuriye | Unrecorded Date Qiso iga qoslisay Gabar 18 jir ah oo maraykan ah oo aad looga dambeeyo xaga ciyaaraha Skating-ka ayaa maalin waxay ciyaaraysay ciyaartii finalka ee is reeb reebka. markaas gabartii sidii caadada ahayd ee ciyaaraha scatingka waxay soo labisatay Rijibeetadii naasaha iyo kastuumadii iyo goonadii miskaha ee lagu ciyaari jiray ciyaarta. Gabarta ileen naxdintii ka soo gaartay tartanka ayaa calooshu xanuuntay, bas waxay gashay musqushii oo soo xaajootay, bas gabartii waxay ileen way dagdagsanayde soo hilmaantay kastuumadii iyadoo xiran goonadii yarayd iyo Rijibeetadii. Markaan waa caadi oo gabarta waxba loogama jeedo. Kadib waxay bilowday ciyaartii iyadoo la ciyaraysa ninkii ay la dheelaysay ayay xoog u soo dheeraysay oo lugtii cirka u taagtay............aaaaaaaaaaaa aaaaaaaaaaaaaaaa....hehhehehehhe..... dadkii oo dhan ayaa rumaysan waayay waxay arkeen markaasaa dadkiii qosol gix gix gix... ayadiina waxay mooday inay dadka ka heleen siday isu laba rogtay oo lugta u taagtay...... waa ku celcelisay.....dadkii dhikhk ,,,,,,dhiiiiikh dhiiiiikh...... enjoy the game! |
    NeefoowKaniiiini | Unrecorded Date i iiiiiiiiiih ,,,,,,yac ,,,,,,see ahaaaaaan |
    nuuro | Unrecorded Date salaama calaykum waxaan ku waydiinaa walaalkiis waxkale oo aad sheegtid maa soowaysay gabaraa kastuumo hilmaantay in taad shirka la imaaneesid dadka skeytinka dheelaayo in ay leeyihiin dad lashaqeeyo xataa ma ku fakiriwaysay waxaan la yaabay in ay yihiin dad malyaneerah xataa ma'ogidmiyaa yaa axmaq labiskooda in lakoontarool yaan ogen guriga hooyadaa ookale maa u maleenee garoonka cambuurka yar ooaygashtaan ama rajasiinada aad sheegeeysid ma waxaad u maleenaysaa in ay koojkeeda ka arkikarin kastuumada aysoo ilaawday ooaad sheekada ka dhiganaysid waryaa ninyoo wax aqligalah meesha ku soo qor hadiikale waxba gacmaha haiska noojinin jaaw nuuro |
    Ayatulah | Unrecorded Date What a great story ever heard before, but I think this passage is somehow similar to what had happen to a somali lady if that lady was not from somalia, who knows? My friend you lasted my laugh, which make me to pee. Please provide some reasonable details on it, so that, people like Nuuro should not feel skeptical over this spectacular passage, plus I think this might happen in terms of what I experianced in the past. But it seems that Nuuriyo was about to focus one part of it, which is the propability of this event, what has been left is How/what /where/and who. However, you made me keep laughing until I became "what is so funny, but anyway it deserved to be so funny" Thanks; that was great job! |