Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Xamaaliga Hargeysa iyo Oday Dhagbuur
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
from Indhacadde
Oday baadiyaha dhagaxbuur geel ku haystay ayaa xoolo u iib keenay Hargeysa. markii uu magaalada yimi ayuu wuxuu arkay niman badan oo meel bakhaar ah ku urursan oo inay ka xamaalaan isku dilaya! cabaar markii ay murmayeen ayaa nin nimankii ka mid ah loo diiday inuu xamaalo, markaasuu intuu meel durugsan fariistay bilaabay inuu caayo nimankii bakhaarka maamulayey, isagoo ku tuhmaya inay si eex ah u kala sooceen xamaaliga. Odaygii reer dhagaxbuur oo isagu aan war u hayn in xamaaliga lacag lagu qaato ayaa yiri " Agah! oo eega ma rar buu u dunuunuci?"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
ahahahahahahhahahha
sheekadu aad bay u qosol bedneyd balse ninka reer dhagaxbuu dunuunuci ma yiraahdo eee waa gunuunici.