Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): ISMAANDHAAFKII XAMAR IYO HARGEYSA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nagi&mardaadi

Unrecorded Date
Nin reer xamar ah ayaa waxaa uu la kulmay saaxiibkiis oo reer waqooyi ah oo ay mudo kala maqnaayeen.Ninkii reer xamarka ahaa waxaa uu rinjiyeynaayay guri,waxaanuu saaxiibkii ka codsaday inuu u wehelyeelo intuu shaqada ka dhameynayo.Meeshii ayaa sheeko lagu bilaabay.Ninkii reer xamarka ayaa ninkii reer waqooyiga weydiiyay waxa uu qaban jiray intey kala maqnaayeen.Ninkii reer waqooyiga waxa uyiri "ingiinka ayaan dhigay oo waxba maanan qaban jirin"Ninkii reer xamarka ahaa waxuu yidhi"gaadhi maad tahay sidee injiinka u dhigtay" Ninka reer waqooyiga waxuu ka waday inuu waashay oo miyir laawe ahaa.ninkii reer xamarka ahaa ayaa shaqadiisa si watay isagoo sii weydiinaya ninkii reer waqooyiga wuxuu uga jeedo "injinka" Ninkii reer Waqooyiga ahaa intuu xanaaqay ayuu jaranjaradii ka hoos jiiday ninkii reer xamarka ayuu yidhi "Haddaan injiinka dhigay"Ninkii reer xamarka dhulka ayuu ku dhacay isagoo ka yaaban waxa ku dhacay.