Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): CIYAAL SUUQ IYO UGAASKA TOLKA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Beenaale

Unrecorded Date
Berribaa waxaa jirey wiil dadka aad u dhibey oo ciyaal suuq ahaa, hadaba dhibkiisa dartii ayaa wax walbaa oo dhaca isaga lagu eedeyn jirey xitaa haddii uu sameynin, hadaba beribaa waxaa lagu eedeeyey inuu xadey lacag fara badan, run ahaantiina ma uusan arkin lacagtaasi lagu shegey inuu qaadey, hadab markii juu iyo jaa wax walbaa oo la sameeyey uu sheegi waayey ayaa waxaa la yiri bal aan u yeerno ugaaska tolka intaasuu xishmeeyaa oo uu sheegaa halka uu lacagta geeyey,
Ugaaskii baa yimid dabadeed wuxuu su'aaley wiilkii halka uu lacagta geeyey wiilkii waxa uu sheegey inuusan qaadin, ugu danbeyn ugaaskii wuxuu yiri, bal waayehee haddii ay kugu cadaato ka waran wiilkii waxa uu yiri haddii ay igu cadaato, Adiga iyo Macalinka dugsiga isugu key taga, oo sidee baan ku yeeleynaa ? buu weydiiyey ugaaskii wiilkii waxa uu ku jawaabey I wasa I wasa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
waxbaa isku dayday, balse try wax ka fiican!thanx