Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Hoogayeeey
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Rajaa ali khan

Unrecorded Date
waxaa iila yaab leh dadkii soo maliyeey miyeeey geeriyoodeen aa way dhalin yaradeeynii marka aan u jeecdo xaka dhalinyarada waxaan fari lahaa in ay u soo jeestaan wadan kooda iyo dalkooda waxan kaloo la yaabahanay soomaliya in tee bay ooga timid in kadtan ilaa iyo 1971 waxaa na daba taagan dagaal iyo dhib iyo qaxar waxaan soo marnay dagaalkii gumaystaha hadana waxaa noo xiga dagaalkii sokeey marka ilaahay hanaga koriyo aamin aamin
aniga hada waxaan jiraa 15 years old wax aan idin ku dhaamo ma aqaano laakin waan danqada oo kaliya walaaalayaal aa way dhalinteenii wax barashada looo gu duceeyey aa wayse ciidamadii dalkeenii aan u ciidami jirnay markaan aragno wax dhib u geeysanaayo bulshada soomaliyeey aa waysay hooyoo yinkii uurka in nay naku qaadeen ama ay la mid yihiin ku wiii na dhalay noogu shaqayn jiray aa wayse dhalintii ay ku dayan jireen ku wa soo goraayo aa wayse gabdhihii ay ku nursan jireen raga ay geyaan kooda yihiiin intaas ooo dhan hada meel lagu sheego ma la yaqaano war qaylo wax ma tarto ee ka kaca oo wax qabsada...................... byee waa inoo markale iyo hadalo wa wayn

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shux

Unrecorded Date
lol you are 15yrs old somaligana saan aa u daadisay mise da'di qurbaha waaye 15ka