Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Ina xagaa dheere
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sabriye

Unrecorded Date
waxaa jiray nin la yiraahdo ina xagaa dheere oo xoogaa ari ah lahaa markaasaa arigii cudur uga dhacay markaa suu inta inta kala qeybiyay yiri ilaahow qeybtaadi waa taas ama dil ama daah aniga qeybtayda ha iigu imaan.

maalintii dambe ayaa qeybtiisi hal neef ka dhintay markaasuu inta waran qaatay qeybtii uu ilaah u soocay neef ka dilay!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Subxaanalaahu casaa wajala, warheedhe diinta iyo qosolka kala saar!!!!!