    dhuceey | Unrecorded Date Maalin ayaa islaantoo aa waxay soo raratay siisoow ay ka buuxdo dooro bas markii ay controlka xamar ay imaatay, ayaa isbetoore nin u diray si uu u sameeyo inspection,ninkii lasoo diray ayaa inta siisoowgii soo koray ku yiri eedo doorooyinka meeqo xabo waaye.islaantii aa inta xanaaq la fuurtay ayey kab askarigii baabuurka kaga soo tuurtay iyagoo murmaayo ayaa kii isbatoorihii isyiri dhexgal naagta iyo askarigiisa markaasuu inta baabuurkii koray u yiri xaa ku baalal badan yahooy dooradaan xagaad u wadaa islaantii ayaa inta sii xanaaqday tiri dee kii ugu weynaa baa naag hoosteeda wax ka sheegaya dee nimankani bilaa edebsanaa lol lol |
    NeefoowKaniiiiiiini | Unrecorded Date ,,,....Dhuceey aad baan u qoslay ,,,,,u should be a comedian,,,,Af soomaaliga aad baad ugu qori taqaan comedy-ga ee halkaa ka wad ,,,waxaad ka mid tahay dadka aan aadka ugu qoslo waxa ay qoraan ,,,,,,thx 4 ur contribution,,,,,is aqris dambe oo xiisa leh,,,,... |
    OG | Unrecorded Date hhehehehehe thank dhuceey aad ayaa funny thing u keentay lolhheheeheheheh |
    ODOWAA | Unrecorded Date AHAHAHAHAHAHAHAHAHAHA WAAD NAGA QOSLISAY DHUCEEY TAHNKS DHUCEEY EHEHEHHEHEHE |
    indhacaro | Unrecorded Date Dhuuceey that is not funny, even it didn't make smile. what is funny about "dooro" it just a name. please come up with funny thing or just get a place to meet the "dooroos". And one more thing learn how to write the somali language. |
    calaseey | Unrecorded Date indho caro no wonder you did not smile because indhaha aa caro kaaga jirtaa stop hating or don't visit the page dhuceey sis that was so funny. reer waqooyi waxaan caadi u naqaan ceeb ay u tahay waxaan ceeb unaqaanano caadi ayay utahay. good job sis you made me lough. hahahhahahahhahaaaaa |
    WIILWAAL | Unrecorded Date SIIXIIBAYAALOW SHEEKADA MAFAXMINE SEE WAX U JIRAAN SOMALIGA MEESHA LAGU QURAY MIYAA QALADAN MISE SI KALE. PEACE AND RUST |
    Wiilbelo | Unrecorded Date Qoodha iyo xerada ka jaba. War Wiilwaal meesha waxa ku qoran af-soomaali ma'aha, sidaasaa loo batay. Anigu la qabsan waayaye adigu isku day inaad la qabsato, ama u loox jiid. Wiilbelo. |
    Wiilbelo | Unrecorded Date War Calaseey, Qoodha ka jabe aan maahmaah kuu sheego: Wax nin xil moodaa nin xarrago moodaa. Wiilbelo. |
    dhuceey | Unrecorded Date TUTI, SAAXIIBAYAALOOW ANIGA FAX MAIHI EE INAN BAAN AHAY (MALE) INAN NOT FEMALE (INAN) OK! |
    NINKA | Unrecorded Date Dhuceeey...lol Nin rajabeeto wato ii koowwwww Dhuceey magac naag waaye ee iska beddel qandha madax-ku-foolxume. JOKE (POEM) Siill iyo guss baa diriray oo siill la dhabannaanshey siill aa gardaran aa la yiri dhabanna-weynaaye |
    dhuceey | Unrecorded Date ninka dhoore, dhuceey magac dhalo waaye laakiin waxaad isku qaladay dhawaaqida dhuceey oo u eg magac faxeed ee shaalaleeyahow wax u kala fiirso lolololo! |
    Bin Qasim | Unrecorded Date dhuceey dhoorayaashaan iska daa af-soomaaligaa luuq uga jira...walee ineysan Ansalooti eeysan ka imaan, waa kuwa ka yimid Gaalkacyo iyo meeshuu roobku diiday |
    dhuceey oo yaaban | Unrecorded Date bin qaasim, geel maxaas indhakuul ka kasaa a layiri qaasim saxiibkaa bajaq magaceeda uu u maleeyaa laakiin hadaan dhihi lahaa lax fadhido oo falaar gamaysa hore uu ka fahni lahaa noo lolololol |
    Jayte | Unrecorded Date Annagoo meel socono ayaa nin African ah hadda ka hor wuxuu nagu yiri "Are u guys Muslims" markaasaan haa ku dhahnah, waxay sheekada socotaba kii ila socdaybaa wuxuu asna yiri "Are u Mulims too?" intuu xanaaqay uu wuxuu yiri NO NO NO!! Me NO NO. kii ila soday asna intuu xanaaqay uu wuxuu af soomaali ku yiri " Arreey day xaa islaam kal maqantahay, foolxumadaada kala maqantahee" meehaaga naga joog. |
    alimukhtar1 | Unrecorded Date sheeko lagu qoslo ayey aheyd. mahadsanid sii wad sida lagu qosli lahaa. |
    OG | Unrecorded Date jayte that was really funny hheheheheh saaxiib sidaa mid ka qatarsan hadad hayso |
    Anonymous | Unrecorded Date dear joker that is not remotly funy, it discusting to jokes to other somali ppl because they are from other region than yours grow up find something new instead telling old things. |
    muuse | Unrecorded Date that is not how it goes, homeboy..... a reer xamer guy ask reer waqooyi guy...... if the reer waqooyi guy's mom has a DOORO" saying "HABARTAA DOORO MA QABTAA"... and the reer waqooyi guy fought with him...because DOORO in reer waqooyi means.......when ladies are virgin the thing they got in their pussy....so waqoyi guy thought he is talking abot his mom's pussy.... |
    dhuceey oo yaaban | Unrecorded Date anonymous&muuse, this is ilaqosol ok! not what you guys think i can understand the reason of objection you guys mentioned is absolutely nothing to do about this joke. so take it easy guys peace love and respect |
    abukar | Unrecorded Date saaxiib sheekadan waa kala xirineeyd meesha ka sii wad awoowe |
    ramla | Unrecorded Date walaal aflagaadadaa ka heyso dadka gaalkacy0 ku nool sharaf laawe aad tahay aan xishood aqoon oo wixii afkiisa ku soo dhaco ku hadlaayo ilaahay arladiisa meeshii uu doono ayuu roob siiya adigana kalama tashanayo wasqaan xaraan ah ayaad tahay aniga ma cayaayo reerkaaga iyo gobolka aad ka imaatay midna waxaana aaminsanahay inay yihiin umad soomaaliyeed oon cay iga mudnayn |
    hilda | Unrecorded Date muuse, shame on u stupid ass, if u wanted to explain things, did u have to use such vulger words?? and besides where the joke in that,? |
    Anonymous | Unrecorded Date MUUSE AFXAARLE MAXAAD MOODAY MARKAAD DADKA CAAYEYSID FASOOMALIGA SOO BARO. DOORO USGAG AYAA LA YIDHAAHDAA URAAYAHOW, REER XAMAR OO DHAN ADIGA KUU CAAYIMAAYO LAAKIN U SORRY ASS FOR TO CALL YOUR SELF SOMALI PERSON. |
    SIYAAD BARRE | Unrecorded Date DON'T BE STUPID saxiib wax lagu qoslo meesha maad keenin marka danbe aad wax qorayso wax fiican qor doorona wax lagu qoslo maaha |
    difaac | Unrecorded Date alla maxaa reer baadiye meesha isagu yimidee,dadkan leh gaalkacyo roob kama da'o ,war ma afkaaguu gaalkacyo roob ku diidey waa adigan isku xaaree qurun baad tahayee aniguse ma caayayo dadkaaga koley waxay yihiinba ee magaalooyinka islaameed afkaaga uraayo ha u kala furin. sharaftana dhawr waa hadaad qaatumo leedahay haddii kale 'se yeelkadaa!!!!!! kaasu waa hadal qof damiir lihi garan karo kii kalena......... |
    W.galbeed | Unrecorded Date Muuse uraaye wax lagu qoslo meesha keen , nin baa hore yidhi intuu naag u tegey kuwa jidhkooda iibiya goor habeen ah intay isu soo qurxisay ,ka dib subaxii ayuun buu arkay ilaa habar foolxumo badan ninkii xanaaq intuu iska baxay ayuu yidhi: (Habartii walaweyn ugu weynayd iyo ma haddaan wasay waalidiintii) Muuse uraaye qabsee hee malaa waad garatay taa...! |
    gabar dadoow oo Naxsan! | Unrecorded Date muuse waa xaaraan xaaraan dhalay! waaryaahe xaageebaad nooga soo dhacday? ba'ayeeeeeey kani waa mid isku shubmay!Alle naagi jabtay hadii hoosteeda waxaas laga soo qabanayo! hadaba arka waxaa jeegada balaaran naag baa ku indha kuulanaysa oo inay wiil dhashay mooda! BAQAY! |
    FAHAD | Unrecorded Date SAXIIBOW SHEEKADA WAYIGA QOSLISAY LAKIN DOORO MA CEEBAA QALDAANKA AFKIIS MICNAH ASKARIA DOORO LEESBA WAYDIIYIYE MAXA U XANAADAY MISE EREYGA DOOR AKHALAD AH |
    xariifkoo yaaban | Unrecorded Date kalkacyo 2 sano roob ma di in ee haloo soo duceeyo |
    wayesho daashay | Unrecorded Date Ar xariifkoo Yaaban GAX GAX GAX...HUUHAAAA AR FEERAHA WAA BAQAY Xariif.. tintii sii u taagtagantahay Aaba laga kasaa INII YABANTAHAY MAXAA GAALKACYO GAAROOYO DUCADEENA BADA EEYBA DHAAFI LA DAHEE |
    maxamed | Unrecorded Date QOODHAA IYO XERADAA SAASKU WAHA SHEEKADIINA ,waxay ka fiican tahay sheekada kor kuxusan |
    CONGO | Unrecorded Date WEGER YAABAY OO HADANA YAABAYE MA IL YAABTEEN DOORO KUWA QOSOL KADAYAY HADAAD U FIIRSATO HADALKOODA WAXAAD MOODAA CARUUR AFKA BARANAYSA. MAXAY KULA TAHAY CONGO |
    BAAST0-MASKIIN-WAAYE | Unrecorded Date waraa idinkoo dhan ma-aragteen waxaa tihiin yaanyow, dadka waxii rabaan ha qoreen faraha ka qaada. don't charge nobody! god can only charge us! |
    dhuceey oo caro darteed ay daamanka dhaqdhaqaaqooyaan | Unrecorded Date saaxiibayaaloow aniga pagekan uma furin caytin iyo aflagaado! horta soomaalidiina qaarkeed xabadka aa qabiil idinkaga miriray qaarkiin kalena oilka iyo biyaha aad isku qasaysiin mideeda kale this is ila qosol for god sake hadaad ku qanciwaydaan shaaciradayda meelo kale waa buuxaan aado noo mise caytinta aa ilbaxnimo moodeen. walaahi waan yaabay inta hantaatacayso iyo inta caytamayso hadiid saas cay u rabtiin orda showga jerry spring aada noo dammmmmmmmmmmmm shiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiit |
    Afgooye | Unrecorded Date I think there is misunderstanding here. As someone who understand fully both north and south dialect the joke is funny, it is only about the misunderstanding of north/south dialect. Basically Dooro in south means chicken and in norht it means dirt. So if you ask woman how much is her Dooro (dirty) that is what the joke is all about. I have another one ( a bit funnier) Awkoombe (great soomaali comedian) has been asked by a northener if he knows any somali maahmaah. Awkoombe goes yes and these were his Maahmaahyo (proverbs) 1. Luuqluuq maroow laasim laamiguu imaan 2. Bushkuleeti ninkii fuula aa wada 3. Nin geed kora uslee ka soo dagi 4. Canjeero say u kala koraysaa loo cunaa The northerner got really pissed off and said (aabaha waxaa ku sameeye hadaa ma canjeelada hoosaan soo fagan lahayn) look awkoombe these are not a maahmaah I am gonna teach you real somali maahmaah,basically I will start for you and then you finish them. Awkoombe goes i'll try Reer waqooyi maan goes:- Nin daad qaaday ....... awkoombe:- Allaha u naxariisto Reer waqooyi:- laba qaawani.... Awkoombe ha shaqaystaan noo maxaa u dhiman waaba qaawan yihiine!!!!!!! The norhterner got even ungrier and left END P.S. Actual maahmaah (just incase you haven't heard) nin daad qaaday xumbo cuskay laba qaawani isma qaado Afgooye |
    Anonymous | Unrecorded Date By wiil hoog, waa ruuxan BAASTO-MASKIIN-WAAYE isku sheegaya waaryaa hadee,hadii GOD la qoraayo ga'da weyn yaa laga bilaabaa.Dee adigu kuwo badan baa kuu meel yaala. Ilaahay ka xishow xayawaan yahow dhexda weyn leh. |
    Anonymous | Unrecorded Date Dhuceey Micnaha dooro ayay dadka fahmi la yihiin, marka fasir. Waa la ogyahay in dooro dharka koonfur ayay caadi tahay, laakiin reer w/galbeed ay dooro la micno tahay wax qurun ah. |
    Anonymous | Unrecorded Date Muuse waxaa ah FUNNY in gobalwalba uuleeyahay luqad ugooni ah ee halayaabin dad afkooda Xamar dooro waa raashiin waqooyina waa ceeb iyo wax laga yaq-yaqsoodo laakiin sii wad sheekooyinka qosalka leh waayo waxaan kusoo xasuus taa wadankii........... BY; ismail TILBURG, HOLLAND |
    tees | Friday, July 21, 2000 - 04:40 am iskadaaya ceyda |
    YASMIIN | Saturday, July 22, 2000 - 02:05 pm WAR HEDHE SHEKADANUU ADAA AYAY UU QOSOL BADANTAHAY.WANUU JEECLANAY SHEKADADII WALAAL. |
    dhuceey | Saturday, July 22, 2000 - 10:20 pm yaasmiin, waa ku mahadsantahay commentskaaga. |
    waxwalbecune | Unrecorded Date DHUCEEY SAAXIIB, I AM VERY BIG FUN OF YOUR ILAQOSLKAAGA.SAAXIIB HALKAAS KA WAD! TILL THEN ON MY GAARI GACAN! BY waxwalbacune! |