Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): CHILDREN SAY THA DARNEST THING, CARUURTU WAA AY KALAAMAAN;
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jey

Unrecorded Date
Macalin ayaa waxaa uu caruurta su'aalaayeye waxyaabo ku saabsan guryahooda iyo waxa ay kala kulmaan, gabadh shan jir ah ayuu waxa uu waxa ka weydiiyeye waalidiinteed, wuxuu su'aaley haddii ay leeyihiin neynaas, gabadhii waxa ay ku jawaabtey haa, markaasuu weydiiyey iney sheegto waxey tiri, Aabahay neynaastiisu waa I LOVE YOU, hooyadeyna I LOVE YOU TWO, waxeyna sii raacisey iney iyadu dooneyso in lagu neynaaso I LOVE YOU THREE,
Contributed by Jey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, July 04, 2000 - 06:39 am
i think that was so sweet and funny at the same time we need more jokes about children so keep up the good work.