Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Waaxid Ciyaal Maxamud
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Wiil carab ah oo muwallad ah ayaa wuxuu shukaansan jiray gabar Somali ah, dhalinyarada xaafadduna way ka shakisanaayeen. Maalintii dambe ayay dhalinyaradii xaafadda waxay u shegeen wiil ay gabadha ilmo adeer yihiin oo ka yimid baadiye, in ina adeertiis uu carab shukaansado; Carabkii ayuu soo raadiyay oo uu ku yiri, waryaa carab gabadha la leeyahay waad shukaansataa magaceed, carabkii ayaa yiri, maxaa kaa galay, markaasuu yiri haddaba qabiilkeeda ii sheeg, Carabkii ayaa ugu jawaabay, Walla maa nadrii, waaxid ciyaal Maxamud, ma ogi Cumar Maxamud, Cusman Maxamud, walaa Jaamac Maxamud