Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): ****Noo'da eyey badiyaane, maxaa kan qabsaday?****
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Waxa dhacday maalin maalimaha ka mida, Aniga iyo mid kaloo reer xamar ah oo jooga meel Englishka lagu barto inay Macalimad ka mida macalimiinta wax-noo dhiga ey u yeedhay kii reer xamarka ahaa, oo ey waydiisay su'aashan.

"Did you do this yourself?" she asked. He replied
"Yes, no". She said "Excuse me?" he replied "YES, no". And then she said "Yes or No, which one?",
he replied "Oh, Yees,...paused....no". At that time i was really giggling on the floor.

Abu-bustaale


Runtii, anigu ma'anaan maqlayn su'aashu waxey aheyd lakiinse, waxaan maqley inay kii reer xamarka ahaa iyo macalimadii isku warer'reen. Waan isisoo agtaagay makaas arintu waxey ahayd:
Kan reer xamarka ah ayaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,,Gaw!!!!!!!!!oo haddaana!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ramla adan

Unrecorded Date
waryadaa aqyaareey hala is nabadgaliyo reer xamar iyo ree waqooyi umada waa soomaali dhamaanbteed wayna is afgarnayaan meelay joogaanba