    KABTANUNU | Unrecorded Date XERADA LOO YAQAN XALANE AYAA WAXAA LAGU XARERAY AR DADII UGU HOREYSAY EE GURMADKA, XERADANA WAXAA HAYSTAY NIN LAWADA YAQAN OO LAORAN JIRAY SANBOLALSHE NIN KAAS OO AAD UKIBIRBADNAA LAGANA CABSAN JIRAY ASKARTA IYO AR DADABA , WAXAA JIRTAY ERAY MARWALBA UU DHIHI JIRAY MANAYAQAN MICNIHISA MALIN AYADOO LABUUXO OO SAFLAGU JIRO AYUUU AR DAY AAD U DHIB BADNAA ERAY GII KUYIRI EREY GUNA WUXUU ANAA <YUUU,,, ARDAYGII KOO DHIBBADAN UU AHAA WUXUU UGU JAWABAY TALIYE MAXAA II CAYNAYSAA MARKASUU UGU JAWABAY WAR ADAA NAGA KENSADAY EE INAN KU CAYNO EE BAX NAGAHA QABSO SAQAJANYAHOW SIDAD AYUUU SANBOLALSHE BAXAR KUGALAY ,,LOL ,,LOL LOL MARYOOLEY MURAD KEDA MAXAA DHAHDEN ILAHAY HA SAHLO AMIN ,, MUMININTA MURAD KOOD IALAHAY HA SAHLO AMIN MUNAFAQINTA MUF MAKALAMOOD ILAHAY HAU KENO ,,,, MACSALAMA,,,, |
    DJ JOW JOW | Unrecorded Date walaalkiis aad ayaad iiga qosolsiisay GAX GAX GAX GAX .QAX QAX QAX QAX |
    Anonymous | Unrecorded Date TO KABTANUNU SAXIIB AADBAN UQOSLAY WAAD MAHADSANTAHAY. |
    FAHAD | Unrecorded Date dukha qosol ma ehee horta waa fuuri saxibday iyo familkayna waan u sheegay markaasay iyana qosol la wada daateen |
    Manaxe, | Unrecorded Date Macalinka weynka....sheekadaada masoconeyso..luga dhan ma laha..xabadka ay ku guuuraneysaa...majirtid walaahi bilaahi... by: manaxe, beerdilaacshe.....lol |
    Anonymous | Unrecorded Date BERI BAA WAXA IS RAACAY LABO NAAGOOD OO SOOMALI AH MARKAASY MIDI TIDHI WAXAN RABA IN AAN ENGLISH BARTO, TII KALAA WAXAY TIDHI NAA ANIGU ENGLISH WAAN AQAANAA EE SHAQO AYAAN RAADSANAYAA.MARKAAS WAXAY TAGTAY XAFIIS OO APLICATION BAY WIIDIISATAY MARKA APLICATIONKA WAA TA LAGU WEYDIIYO YOUR (SEX) FEMALE OR MALE MARKA WAXAY TIDHI NA GAALADU EDEBDARNAA MAXAY KA RABAAN WAXAANA TII KALAA TIDHI NAA WAA INAAD KA JAWAABTO HADII KALE WAXAY KU MODAYAAN IN AAD XANUUUNSNAYSO WAXAAD TIDHAAHDAA SOMETIMES THEN WAXA TIMID (WHAT POSSION U APPLIYING FOR) NAA WALEE WAX NALA TUS BAY TIDHI WAXAY MOODAY SIDEED U SAMAYSAAN MARKA WAXAY TIDHI NAA JIIF WAKA DAALEE WAXAAN ODHANAYAA SITTING DOWN. I HOPE YOU LIKE IT THANKS |
    cali | Unrecorded Date lol waa qosol miidhan |
    FurKildhi | Unrecorded Date I was student in Romania. After the Somalian Civil war the Romainian have discontinued my scholarship. Then I fled to france, life was tough and I was desperate to get a job in order to suvive. One day a guy from Senegal came to me. He said I know a farmer who needs some African guy who helps him to milk his cows and feed the life stock(mainly Cows and sheep). Then I beged him to give the address so I can apply the job. Well, he gave me the address after I payed his coffee for three days and he warned me he said "this guy has a very young Italian wife, and he is over 50. so you should not speak to her nor look at her when he is present". I came to the farm and I cannot say a single french word! The farmer asked me if I have any experience? When I heard the word "experiece" I understood he was asking experience. Like any other somalian student I have never worked a single day when I was in Somalia. But I jumped and I said "oiu, oiu Expereince pour la farm" The idoit farmer could not speak a single word of English! then the word farm, when I said it sounded to him the french word Femme means lady or woman.lol so he thought I said "I have experience in women" then he called his other friend and asked me to tell him what I told him.lol then I told the other farmer the "J'ai experience pour la (Farm)" oooh boy then other farmer told him "Hey man the Niger you have fired told this guy that your woman like black men" boy o boy. not to mention he raised hell but I was chased by bunch of angary french farmers untill I was saved by the regional trail to my small town. ever since I hate french people. you know I would never be angary if I slept with his woman and then chased by her ungary husband. But I did not do any thing and I was almost beaten by bunch of angary farmers. |
    Saiida Hassan | Unrecorded Date Hey somaalidiina edab yeesha waxaad aragtaan maxaad meesha ugu qortaan? YOU all stupid! |
    Anonymous | Unrecorded Date saiida hassan adigaa edeb u baahan meesha maxaad u malaysay litriture in lagu qorayo doqonimada iska daa oo dadka ha aflagaadayn nobody is stupid but you thanks gabadh somali ah |
    babagee | Sunday, June 25, 2000 - 09:07 am The sergeant and the general. Once upon a time in "Balidoogle military air-base in somalia" there was a young sergeant named tooxow married to a prety lady, soon the General of the base liked the prety woman, so he said to sergeant tooxow "to night you will supervise the radar system, so while sergeant tooxow was at the radar night duty, the genaral visited tooxow's house, and within no time he was screwing the lady. the following night the general again ordered the sergeant to watch the radar..and again the following night, after 3 nights in row, the poor sergeant suspected something fishy is going on, so in the middle of the night, he visited his house, and to his dismay..he discoved what the general was doing. he did not lose his temper, he went back to general house, and met the general wife, and who was bored, after a short chat, she accepted his offer to screw her to his house. they came to his house, rang the bell,(still the general is in the house)and his prety wife answered the door with shaken face, then he said to his wife " this is my sister, from mogadishu , go and get some drinks for 4 people from the shop" she said " four! we are only three"! he said "just do as you are told" while she was out, he led the general's wife to the bedroom ( the general is hiding under the bed)and the screwed the general wife on the spring bed.( the general was wondering whether to came out or to wait, he chose the latter) when the his prety wife brought the four drinks, they took thiers, and he ordered his wife to take the remainig 2 drinks and drink under the bed! she said "why two"! he said "do it"! at this moment the general could not contain himself! he came out laughing loudly!!ha! ha! hahahaha!, then the sergeant joined the laugh! hahaha!!ha! ha!..But the two women they have almost fainted. after the laugh, the general suggested that the revenge was masterpeace, and they both agreed to forgive thier wives and close the case for good. they respected each other eversince!!!!!! |
    WANAAGSANE | Tuesday, July 25, 2000 - 05:24 pm beribaa Nin ku cusub magaalada Seattle, WA, ayaa wuxuu raacay metro bus wuxuuna fadhiistay kuraast hore isagoo ku socda Down Townka goor saacadu ahayd 6:45am sidaad ogtihiin waa wakhtiga shaqaalaha iyo ardaydu xooga usocdaan. sidaad ogtihiin ardayda waxaa leeyihiin bus cards, shaqaaluhu sidoo kale monthly cards ayay leeyihiin, dadka hadicap ka ahina sidoo kale waxay leeyihiin discount cards, dabadeed,qof waliba markuu soo gelayo Baska ayuu tusaa dareewalka kardkiisa waalatka ugu jira, markaasu thanks yiraahdaa dareewalkuna, SAAXIIBKAY INAATUNU MEESHII rabay GAADHIN AYUU MARKIIBA KA DEGAY baskii, ISAAGOO KU SOO NOQONAYA GURIGII UU KA TEGAY, MARKII LAWEYDIIYEY MAXAAD USOO NOQOTAY WUXUU YIRI WAAN SIGTAY MAANTA WAXAAN RAACAY BUS WADA FBI AH, WAANIGII BOOSKA SOO GATAYE IN LAY RAADINAYO AWELBA WAAN GARANAYEY, TOLAY OO TALAY. |