Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Aryaa Qabeelkee tihiin (MARTIINI)
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MARTIINI

Unrecorded Date
Waa qarnigii 19 tobnaad dhamaad kiis meeshu waa muqdisho waxaa jira colaado fuulxum, xamar wey kala xerantahay maalin maalmaha ka mid ah ayaa nima abgaal ah wexey qabteen niman wadada maraayey wexeyna dhaheen sida tan. Aryaa yaad tihiin nimankii ayaa ugu jawaabey Drood nimankii abgaal wey qusleen waxeyna dhaheen sida tan
Aryaa mugaan idiin raadinaynay xagee jirteen maanta habargider ayaan raadineyn iska bax maanta adi kuma rabnoe.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MARTIINI

Unrecorded Date
Qisadan kama aan wado in aan umad wax ugu dhimo
balse aan ka fahano sida dhiiga meelaha hoose u gaarey, Soomaliya umadii dhimatay waxey u dhinteen in ay aqoonin.
iga raali ahaada hadaad qalad u fahantaan.
by Martiini.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
sheeko qurun wayaa mawaaad shegto ayaad weydey markeed wax aan haba yaratee ujeedo laheen masha ku soo qoreysid mise adiguu ahaa mid ka sidaas yiri.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Burji

Unrecorded Date
Martiini waxaan umaleeynaa koo aan aqaanay in aad tahay oo laga roone ah sababta oo ah hadaladaada ayaan ka dhadhan sanaa qaabka daran leh::::