Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Wiilkii hooyadii iyo aabahii ceebeeyey
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

banii

Unrecorded Date
Oday xaaskiisa qayaani jiray ayaa maalinti dambe xaaskiisa oo aad ugu careesan soo xereysatay qoosaarki lo'da u maali jiray,naagtii oo aad u careesan ayaa hilmaantay in ay soo xirito albaabka markii gameka meel fiican maraayey ayaa soo galay wiilkeyda oo 6jir ahaa, markaas ayuu arkay wixi goobtaas ka socday. habarti wiilki ayey debertay ,
maalinti dambe ayadoo la qadeenayo, ayaa wiilkii yiri hooyo aabe hada ka hor ayuu naag guriga keenay,markaas ayey hooyadii oo hadalka maceesaneyso tiri:

hooyadii: haye oo muxuu sameeyey?
wiilkii: qolki jiifka ayuu la galay.
hooyadii: haye muxuu ku sameeyey.
wiilkii: wuxuu geliyey..em..em.
hooyadii: muxuu geliyey.
wiilkii: ninki qoosaarka ahaa
hooyadii: hee
wiilkii: wixi uu ku geliyey ayuu geliyey.


l@L@@@@@@@@@@@hahahaahh