Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): ALLOW ha cadaabin nin aan waxba ogayn
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

2PAC

Unrecorded Date
Sheeko ka dhacday wadanka Canad
Nin baa xaaskiisii is qabteen aya goo dagan Wadanka Canada. Ninkii wuxuu sameeyo ayuu aqoon wayey naagtiis waxay la soo taagantahay ii FUR WAR ii FUR.
Markaa suu yiri ma saa saa rabtaa. Maxkamad ayeey yimaadeen ku taala Dalka Canada. Xaakim kii baa yiri maxaad isku haysa tiin. Ninkii baa soo bodayoo wuxuu yiri {Ur honor i wanna open my wife)
Judge kii baa yiri What is she close, Markaa suu yiri Ninkii I wanna open her she is runin like Tornado ur honor i give Three. Judgii baayiri Why
Markaasuu Ninkii yiri She enter my ocieon And she cut my legs wuxuu qabay inuu lahaa way ii lugoysay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hassan

Thursday, July 06, 2000 - 12:25 pm
saaxiib marka hore waad mahadsantahay mida labaad saan u qoslaayey ayaan biyo ku saxday waana dhiman gaaray hasa yeeshee waa sheeko aad iyo aad u qosol badan .Ee waxyaabo sidaas ookale balsooraadi . is aqrisdambe oo xiise leh qore hassan amsterdam