Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Booyada immisaa ka dhaca
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ceeryaamo

Unrecorded Date
Wasiirkii difaaca ee Soomaaliya(Waagii Baarlamaanka) ayaa kormeer ku samaysanay qeybo ka mid Xoogga Dalka. Waxaa la soo hor joojiyay booyado cuscusub waxaana loo sheegay inay yihiin kuwa deeq ahaan ay inoogu fidiyeen dowlada Talyaanigu. Wasiirkii isagoo la yaaban bahasha oo meeluu u qaado la' ayuu saraakiishii weydiyay: War heedhaha booyadu immisay riddaa? lol, Odagan waa u xil qaraniynaa waadse garan lahaydeen nin magac dheer buu ahaa.(hint: in badan buu idin harraad tiray)