Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Fiiri heeeee duqa waxa karaacay
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

musamils

Unrecorded Date
bari ayaa waxaa jiri jiray nin aad u siigo badnaa maalin maalmaha kamid ah ayuu wuxuu gabar quruxbadan oo madow oo ku qabeesaneesa garbada wuu fikiray wuxuu korey geed garbada korkeeda kuyaalo alaantiisuu kabilaabay meesha asagoo ku haayo madowda, markey alaabta kasoo dhowdahay ayaa mas soo korey laantii ku fadhiyay wuxuu suubiyuu waayay ish ish dhacay mas maa ish yeelaayo waa lagu soo socday asagoo bahalkiisa taagan gacanta kuheesto gabdhihii kusoo kordhacay lol gabdhahiina tuuryeeyeen markuu soo dhacay , maanlintii kadib gabdhaha markey qabeesanaayaan geedkee dhagaxaan ku tuuri jireen si ee u ogaadaan inuu kii saaranyahay inkale lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sharma

Unrecorded Date
Sxb waa dadaashay laakiin waxaad soo qortay wax lagu qoslo ma ahan isku day inaad wax kale lasoo shirtagto ama meesha iskaga carar yaan maskaad sheeegeeso ku qaniinine.