Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): "ya mahiisaw ku miyir qabaaa"
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cabdirisaaq

Unrecorded Date
ninbaa afartan jir ahaa waligiina naag u tagin maalintii danbe ayaa naag jeclaatay waana loo guuriyay. habeenkii markay sariirta isugu yimaadeen ayee ninkii naagtii cadho kula dhacay. xaga danbe ayuu kaga qabtay markaasaa naagtii qaylo kaga kacday ayaadoo leh: "ya maha mahii ma'aha"2X.. asna waxbaa kasoo dhawaa markaasuu ugu jawaabay: "ya mahiisuu ku miyir qabaahe dhaaf"
halkii ayuu wixiisii ku dhameystay.

GOALIE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Isamail

Unrecorded Date
Maxaad qashin kan u khoraysaa. It is Not Funny

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
walaal ilaahay kayaab oo katoobad keen erayada fooshaxun ood ku qortay meeshan. mahadsanid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, June 26, 2000 - 03:34 am
saaxiib sheekooyinkan oo kale lagu ma qoslee ha la shir iman foolxumadeeda