Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Mar haddii keenu korreeyo wixii la wasayaa ha la waso!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Birjeex

Unrecorded Date
Labo wiil oo walaalo ah baa qol kuwada noolaa laakin midbaa kan kale xoogaa ka weynaa, habeenkii danbe ayaa kii weynaa wuxuu ballan la lahaa gabar ay saaxiibo ahaayeen wuxuu waayey qol uu kula baashaalo aan ka ahayn kan ay wada deganyihiin walaalkiis, habeenbarkii ayaa waxaa caweys ka wadayimid wiilkii iyo gabadhii(gabadhu waxay xirneyd surwaal, timuhuna waxay ugu jarnaayeen jeego)wiilkii ayaa walaalkii ku yiri walaal orod oo adigu firashka dhulka dhigo aniga iyo wiilkan saaxiibkay ah baa sariirta ku wada seexanaynee, kii yaraa baa firaashkii ku seexday isaga oo u qaba labo wiil laakiin saacad ka dib ayaa waxaa bilaabatay ciyaartii laisu soo raacay, kii yaraa ayaa ku toosay shanqartii markaas ayuu naxay oo inta orod aabahii toosiyey una shegay qisadii isaga oo leh aabbe hebel iyo saaxiibkii way is wasayaan, odaygii oo naxsan ayaa soo orday laakiin markuu arkay in wiilkiisii korreeyo ayuu ku yiri: war wixii is wasaya ha iswasaan mar haddii keenii korreeyo!....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JEEGO

Unrecorded Date
Walaalkiis waad mahadsantahy wali waa qoslayaa ..Hadii keenu koreeyooooooooooooooo lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Soma-alien

Friday, June 30, 2000 - 06:09 am
It is a good one Birjeex!!! Keep it up bro!