Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): FOORJO
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SUHUUR

Unrecorded Date
Nin oo dameer wata aa waxaa ka dambeeyey ku kaloo gaari wato. Markaas kii gaariga watey aa hoonka u garaacay kii dameerlaha suu uga leexdo baabuurka. Kii dameerkana wuu is dhego tiray. Baabuurlihii hoonka markuu ku noogay oo shubaakada baabuurka uga qeyliyey dameer lihii...

Baabuurle: Yahooy Cali Mahdi iga leexi
Dameerli: Ar sug Caydiid oo camoole eh aa hogaaminooyaaye!

PS: Cali Mahdi and Caydiid waxa alaga wadaa Dameerka