Skip to main content

.

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Kawaran haday naaq laqabo.............ku jeclaato..oo hindiyad ah
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yusuf

Unrecorded Date
ila taliya ........waxaan wada shaqeena inan ka
timi wadanka india.......runtii waa inan aad u qu
rux badan ...aadna u fiican inanta waxaa qaba
nin isku wadan yihiin ninku wuu jeceljahay iyada
ilaa xad.........lakiin wuxuu ku fiicnayn..
siyaabaha wakhtiga fiican loo wada qaato markaa waxay iyadi ku kalifday inay nolashii nacdo....
markaas way ila socodsiisaa waxkasta ....waxay
bilowday inay tiraahdo makuu raaci karaa caawa
movie....runtii anigu waxaan ahay singel oo
majecli xidhiidhyada dhaa dheer laakiin noloshaydu waa super waxaan leeyahay asxaab aad u
farabadan.oonoockasta ah.
waxaan ahay qof aad u furfuran oo markay qof is
bartaan waligood ay is nicin..........faan igama
aha......
waxaan idiin waday gabadhii sheekadeedii maalin
maalimaha kamid ah ayay igu tidhi waan ku jeclahay
anigu waan kafilaayay siday ku sucotay
waxaan ku idhi ninbaa ku qaba markaa madoonayo
inaan idin kalajabiyo madaama aad is qabtiin
ilaahada way ishaceshahay waxkasta ku idhi waxay
leedahay waan ku doonayaa waana kadhab...anigu
ma u jeedo naaqtan laqabo.......maxaad i odhanlahaydeen....dadoow.......taladiina iiisheega

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Waryaa ninkii naagta qabay yuusan ku bureeynine naagata iskaga ag dheeroow hadii kale oo aad bur u tabarheysana sabaaxadee naagta lol haha

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SACIID

Sunday, June 18, 2000 - 12:08 pm
NACAS NACAS DHALAY HADII NAAG KU JECEL AAD RAALI GELIN KARI WAYDAY MAXAAD KA NOOSHAHAY WAR NAAGTA ••• DABADA UQABO. TAN KALE SOOMAALIDU WAXAY TIRAAHDAA WAX LAXADO WEEL DHIMAN IYO NAAG LAQABO AYAA UGU WACAN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

daalac

Tuesday, June 20, 2000 - 12:00 am
yusuf

Waa kaa halawday...Marka hore wax micne ah ma sameyneyso inaad qofta dhalashadeeda sheegto. oo waxaa kugu filneeyd oo kaliya inaad tiraahdo haweeney la qabo baa i dooneysa ee see yeelaa.
Mida labaad waxa aad dadka weydiineysaa waa wax laga yax-yaxo ee wax isku-fal. Anigu waxaan kugula talin lahaa haday caadi kula muuqato in qoftada lagula wadaago qofta aad sheegeyso ku dhamaaw, haday kula xuntahayna ka fogoow.

Anagana axsaan noo suubiyoo mar-danbe waxaa iyo wax lamida meeshan haku soo qorin.

magacaaguna maanata ka bilaabato waa " taxtal-Duli" maxaa yeelay waad ka liidataa duliga la sheego.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cade

Tuesday, June 20, 2000 - 12:11 am
yusuf

try "ASK the EXPERT" page you filthy fool. this is for jokes and i see nothing funny in your post...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, June 20, 2000 - 08:47 am
ilaahay ka baq waxaas oo kalena dib ha u qori iskana ilaali naagaha la qabo hadii kale taada ayaa laga jarayaa lasoco

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Awdheere

Thursday, August 10, 2000 - 03:17 am
Bismillaah, waxaan aniga oran lahaa oo dhan dad baa horteey yiri... horta ma xuma in qof talo weydiisto walaaladiis sida aad yeeshayba...dadoow adinkuna caayda ka daaya ninka oo waxaad u dardaarmi lahydeen oo wanaagsan kaliya u sheega.

Asagana run ahaantii(waa yarka talada doonayee) maba aha inuu naag hindi ah saacadaan nagala tashado almiino naag soomaaliyeed haa...mise wuxuu naga doonayaa inaan dhahno maahmaahdii ahayd "doqon baa ka tago haduu(....) meel dayacan yaalo"! waad fahmeysaan bey ila tahay meesha maran erayga geli lahaa.

Gebogebadii, waxaan kugula talinayaa naag la qabo iyo mid aan la qabinba isaga fogoow marba hadey ZINO tahay waxa meesha ku jira.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

K.A

Wednesday, October 18, 2000 - 03:15 am
Dear yusuf
I think that you should find someone that is not attached. Try not think about her, and anyway it is not good to distroy a family.
keep it reall
love by k.A

dhuuqaaye

Thursday, October 19, 2000 - 09:41 am
yuusuf anigu hadaan aduga ahay oo aysan urayn ileen hindida waxaan ku nacay dhidid qurmuune waxaan ku habaynlahaa miiska iigu dhow dushiisa,
iga rali ahow saxib xagay idiin maraysaa marka hore sheekadfa ma shumisay ama dhuuqday? haa hadaan intii kalana akhriyey, shineemada iska daaye gurigaaga gee ileen waa ay quruxbadantahaye hindigana maxaa kaa kagalay shaqo yeelo ku dheh haduu is waalana aniga ii soo sheeg "talaan ku siinayaa"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sheekh faalso bin faaruuq

Thursday, October 19, 2000 - 10:55 pm
Waxaad sheegtey waa labo sheey oo kala fog.Wa mida hore waxaad tidhi naagta waxaan ku idhi waa lagu qabaa. Mida labaadna waxaad leedahay ila taliya adigaaba sheegey in la qabo oo qirtey, labadaas arrimood meel ma wada galaan ee naagta ka fogoow. Aakhiro iyo aduunba kuuma fiicna.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qowdhan

Saturday, October 21, 2000 - 08:26 am
Waaryee Yuusuf....waar aakhiro ugu rid waa bilaa hindiyad e waxay donaysaa soo maaha wax aakhiro ugu rida...waar nafiska u dhac haddii kale addreskayga soo sii anagaa nafiska u ridaynee...ku lahaa naag baa i jeclaatay ma anagaa beryahaa aragnayba wax na jeclaada....waar marduuf qaad ah ka saar intaa wixii ka danbeeya anaga na weydii ma adaa wakhti aad su'aal dad ku weydiisaba helaya..markaad mirqaanto.......waar naagta u qayil...oo rag iska dhig " ha ina ceebayn" saaxiib inanka soomaaliyeed meel ha uga dhicin weliba gidaarada soo sifee oo wax aanay arag bar haba kaa dhamaan weydee..." beribaa xamar anagoo joogna masaakintii sadaqaysan jirey ee basaska soo hoos istaagi jirey laba soo hoos istaageen bas hargeysa u baxaya ..aal markaasay beryo isla soo gaabiyeen, maarkaas ayaa mid reer woqooyi ahi 5shilin siiyeey labadoodii aal....shoow malaa weligoodba mey arag 5shilin qof siiyey hayaay bahal duco ah ayeey isla soo gaabiyeen mid kale oo kii lacagta siiyey masaakinta la socday ayaa yidhi waar 20shilin uga dhig naftuba ha ka baxdee...markaa yuusufoow waxaan ku leeyahay xaga hoose u dhaadhac naftuba ha ka baxdee...oo shuqul aanay arag bar....intaa wixii ka danbeeyana anag na weydii....lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

acigaal

Sunday, November 19, 2000 - 09:42 am
aniga waxaan kugula talin lahaa inaad danahaaga ka raacdo waayo hadaad dooneeyso in naagtaada ka baxsato raga kale ha u dhawaan naagtaas
mida kale hadaad ka qaadid adigana mid ayaa
bari kaa qaadaya marka waa inaad ka fiirsataa
waxa aad sameeyneeyso waxaana aad ugu farax
sanahay adigoo wax ficil ah sameeyn ayaad
arintaas talo ka soo dhiibatay waxaadna tahay
qof caqli badan marka isaga dheeroow sxb
dadka meeshaan ka soo ceeytamaya waxba dhag ha u dhigin waxaad tahay nin aad u caqli badan
waadna mahadsantahay qofkasta ayeey arin la soo gudboonaataa talona u baahan take care bye