Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): NAAGTII AAN WAAS MADA AQOON
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QALAF

Unrecorded Date
Naag ayaa waxay ku nooleed baadiyo naagtii ayaa waxaa dhacday in la soo in lasoo doonto nimankii soo dontay ayaa lasiiyay habeen ki ayaa looguri keeyay markaas nin kii ayaa wuxuu damcay in uu
naagtii kasalaaxo xawadka kataabto markaas ayaa naagtii soo fiirisay markaas ayey waxey is tiri nin ka in taa uusan ku ceejin kagaar markaas ayey ku soo booday markaas ayey dhuunta qabatay iyada waa ay na xoogweyneed nin kii ayey ceeji ku dishay maalintii markii lasoo kacay ayaa waxaa la arkay nin kii oo meed ah markaas ayaa laweediiyay waxaa ku dhacay markaas ayey waxay dhahday xaley yuu iceejinkaadhay ana waan ugala hormaray
hadana abilo kabaci ayaa nin kale naagtii soodoonay barkaas ayuu habeen kii is yiri naasaha kataabo markaas ayey waxay tidhi kana waa kii ookale markaas ayey sidii ookale ku kudishay meeshii subixii ayaa la arkay meeshii ninkaan yaalo sidii oo kale dadkii usheegtay
naagtii ayaa wax udhawaado lawaayay maalintii dambe ayaa wuxuu yidhi nin aniga ayaa guursanaayo
markaas ayaaa waxaa ladhahay war is kadaaa
naagtaan yey san ku dilin
nin kii ayaa looguriyay markii dambe wuxuu
yidhi inakeen safar ayaa galeenaa markaas ayuu
wuxuu yidhi marka safarka ayaa lakalay markaas
ayuu wuxuu yidhi heedhe marka safarka lagalayo
oo biyaha lacabayo in ta daloosho waa la oodaa
markaas ayey waxay tidhi seloo oodaa horta kaaley
aniga meesha duleesha iga qabo kadib markaas ayey
lawada gacmood ka saartay dabadiisii
iyada markeeda waaye markaas ayey waxay tidhi aniga lawo daloool ayaan leeyahay maxaan sameenaa
markaas ayuu yidhi gacmaheegu haldalool ayey waxkaqabtaan lawadooda mawada gaar siin karo
markaas maxaan sameenaa wuxuu yidhi bal hadaan kan
ku oodo kawaran means xaajiga waaye meesha kale markaas ayey tidhi ku ood haduu ku oodmaayo markaas ayey biyihii cabis tii bilaabtay markaas ayuu ku ooday meeshii dalooshay markaas waxay ladhacday bahal suuxis ah markii ayay soo kacday
ayey tidhi balmarlawaad aan cabee kii ku ood meesha markaas ayuu uceliyay markaas ayey weediisay tidhi magici geedkan markaas ayuu yidhi wixii macaanaa in ta ay baratay ku diraah daa isaga oo rag ku dhexjiro jaamacoow kaalay isoo sii
wixii macanaa markaaas ayuu dhahaa sariirta hoos teeda ayuuu kuu gu jiraa guriga soo aadaa ayuu kadawa yimaadaa uumeeshii ku siiyaa malintiii
dambe ayaa waxaa dhacday in uu ninkii safar aado
markuu siisocday ayey wixii macanaa aaway markaas ayuu yidhi sarirta hooosteeda ayaa kuusoo kaliyay
adaygiii aabaheed ayaa maqlay oo gurigii ku soo orday isaga oo macawista soo laaalaabtay oo meel kasoo jeedo xaajiga odayga oo uuradinaayo waxa macaan ay sheegayso usoo gashay guriga ay aragtay
xaajigi odayga ay ku soo booday ay ku dhagtay tidhi waxay kii macanaa ayaad iga xatay aabo ayaa dadkii soo kusoo galeen ayaa wxaa layidhi in uu
qofwalba heesto


have fun guys
cabidtii

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shugri

Unrecorded Date
u are too stupid man

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Aniga

Unrecorded Date
Gix gix gix hah hahaha hah war yaa ii qosla
thanx