Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Labadii kor firineysey nin arkay iska ilow afarta hos firineysey
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Badri

Unrecorded Date
Waa baa waxaa jirey nin rati laha wuxuuna arkay gabar quruxbadan. Markaas buudamcay inuu guursado gabadha yer kabacdi wuxuu u tagay abaheed udagana gabadhiisi wuu bixiyey. ninkee gadha guursaday saxiibkiis baa wuuxuu yire warmaxaan ratidii xil iyo xola kaheesatay u bixisey ninkee wuuxuu kujawabay nin arkay laba korfirineyso"naaso" iska ilow afarhoosfirineyso.