Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): ATOORO BAADIYO
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qasaaro

Unrecorded Date
Waabaa nin baadiyo kunoolaa ayaa bas u sooraacay magaalo aan waligiis arkin haspital,intuu magaaladi soo gaarin ayaa bas kii lagadoomay baa markaas lakaanay haspital ayaa lasoo agjiifiyay nin oo reerwaqooyi ah, ayuu waydiiyay mesha uu joogo, markas ayuu ku yirih aaqiro ayaad joogtaa hadana ayuu waaydiiyay saaxiibow waaxay dadka dhar cad qabah ayuu ku yirih waa malaaigihii ilaahay, ayuu hadana suaalay maxaa la guu qoray ayuu ku yirih jano adigana cadaab markaas ayuu run u qaatay ayuu cararay baa shaqaalihii haspitalkii ayaa soo cabteen ayaa la soo ag seexiyay nin kii beenta u sheegay ayuu hadana kuyirih mainaad kacararto ayaa isku dayday malaaigihii ilaahay.

WAAINTAAS IYO INDAMBE!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

magy

Unrecorded Date
poooo pooo pooo pooo I heard this over million times, you are wast of time. I'll give you adivice as sister try harder next time, no hard feelings

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gabardadow

Unrecorded Date
soomaalidu waxay ku duceestaan "nasiib atooro allaha nasiiyo"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

beelo

Monday, June 26, 2000 - 01:49 pm
waryaa dadka qoray sheekadaan waan idin na qaanaa edeb daro ayaana idinka badatee car kiinee ku dhawaaqi kar iyadoo lawada dhanyahay magacaas wasaq baad tihiinhadaadsiiwadaana waxaa kadhicidoona ceebtii watar geed baaka dhici doonto