Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): QAS MAXAAD U TAQAAN!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Aniga

Unrecorded Date
Sheekadaan waa mid dhacday oo run .

Waxaa jiray waqtigii dgaaalkii amxaarada iyo soomaalida in ay qafaasheen dad badan oo maxaabiis u ahaa,dadkaas waa lagu shaqayn jiray marka loo baahdo.

Hadaba labo kamid ahaa maxaabiista oo midna uu kayimi Bari midna uu kayimi galbeedka ayaa maalin lawada shaqo geliyay,waxaana laga shaqo geliyay meel beer ah oo kutaal dhinaca haranmaayo.

Waxaa horeeyay kan reer galbeed kan kalena yaanbada ayuu kala danbeeyay

R:Galbeed= war qaska haygu dhufan
R:Bari ba ah ma qasbaad leedahay?
R:G. Hadaanan qas lahayn maba taagnaan lahaa ee ninyahow qaska haygu dhufan
R:B. oo fajacsan war bal booyaaloow ila fiirsha war ninyohow waxaan maqli jiray kuwo labadaba leh ee bal arinka ii sharax see wax ujiraan.

R: Galbeedkii oo fajacsan warninyohow labadaad sheegayso maahane kolka qaska haygu dhufan oo wax maqal.

R:B.boowe waatahaye qaskaaga ma arki karaa.
R:G, haayoo waa halkaase hada kohorna waan ka dhaawacmay ee iska ilaali.

R:B Ar boowe waa dhabar alloow caaqibada hanaga qaadin ari qasku waa qandhuur dumarkaana leh.

R:G, qasna waan u aqaaan dhabarna waa u aqaan ee idinku maxaad qaska kala doonteen alaabtii dumarka

Marka iska jir dad badan ayaa qaska u yaqaan alaabta dumarka.