Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Macallinkii dugsiga ee dil badnaa
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

madiino

Unrecorded Date
Asalamo Caleykum;

maalin maalham ka mid ah.
ayaa waxaa dhacay macalin dil badnaa oo laysku sheegay. maalintii dambe isagoo arday yar garaacaya baa waxaa ku yimid oday horeyba dacwo ugu socday.garaacidda wiilkiisa buu ka dulyimid
isagoo ku garaacaya[ALIF wax maleh kuma oran ee ALIF la hoos dhabay dheh,shaydaan yohow,odagii intuu aad u xanaaqay,buu macallinkii ku yiri war macallin
ALIF WAX MA LEH IYO WAX BUU LEEYAHAY LABADABA ADIGAA LAGAA MAQLAY" ee hayga dilin wiilka.

I hope inaad ka heli doontaan.