Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): GABAR REER MUDUG AH XAMAR TIMID.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JEEGO

Unrecorded Date
Gabar baa waxaay ku nooleeyd baadiyaha mudug,

Sida caadada ahna dadka miyiga waa dad yar oo iswaraysta. Ayaantii danbe ayey soo aaday xamar iyo reer aay wax isku ahaayeen.

Maalimaalmaha kadib ayeey usoo baxday kaligeed magaalada.

Inteeysan dhowr talaabo soconbaaba waxaa ka horyimid dad wada degdegsan.

Gabadhii sidii caadada u ahayd waxaay ku biloowday Salaan.

ISKA WARAMA, MAXAA LAKU BARYEY,
MA LUGU NABAD QABAY MEESHAAD KA TIMAADEEN,ROOB MAIDIIN DA'AY IWM.

Qof walba inta uu fiiriyiyry ayuu iska gudbay iyadoo yaaban beey gurukii kusoo noqotay.
OO xir xiratay alaabteedii.

Reerkii aay wax isku ahaayeen oo yaaban baa weeydiiyey wax ku dhacay? iyo sabata ku kaliftay ineey xirxirato alaabteeda?

Gabadhii iyodoo xanaaqsan beey ku jawaabtay.

WACAD ALA iyo WACAD RASUUL INAANAN JOOGEYN MEESHAAN AAN MUSLINKUBA AAN SALAANTA ILAAHAY ISKA QAADEYN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kaftan

Unrecorded Date
waxay ahayd sheekadii ugu xumeed aan waligeey aqriyo waqtiga ayaa iga qasaarisay in waxay ahad aan marka hore fiiriyo magacaga jeego =faaido ma'lihid ee wasaqyahoow waxaan shir hala imaan..