Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Kubadii cagta
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

suuban

Unrecorded Date
nin oday ah oo kubada cagta waxba ka aqoon ayaa cayaar kubada cagta ah la daawaday walaalkii
markay dhamaysteen ka dib ayaa walaalkii ku yiri cayaar fiican bay ahayd, markaasaa odaygii ku yiri
walaaloow laakiin ninbaan ka naxay cayaarta ku jiray oo maantoo dhan ordayey oo naftii ka dhacday hal marna kubadii taaban, walaalkii baa yiri oo kee buu ahaa, markaasu ugu jawaabay ninkii dharka madoobaa wax baa gaaray. <aarbiitaraha ayuu ka waday ninka dharka madow>