Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Anigoon kuu soo socon
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

suuban

Unrecorded Date
nin macalin ah oo doob ah ayaa rabay inuu guursado
markaasaa reerkiisii waxay u dooneen gabar waxayna gabadhu ogaatay in ninku naago jecelyahay
marka naftii bay u keentay oo way nacsiisay dhawmada oo dhan, maalinkii danbe ayaa macalinku isagoo soo galaya guriga ayey tiri waayo markaasuu ugu jawaabay waa macalin ahmed oo intaa kuu soo dhaafayn. (iga wale macalinku way soo kartay) i hope inaad ka heshaan.

and also mid kale oo fiican ka fiiri under "k" magaceeduna waa <kubadii cagta>